Ogaden National Liberation Front ONLF waxay si cad u diidaysaa sheega_shooyinka beenta ah ee ay faa-finayaan kooxda ay abuurtay Xisbiga PP oo si been abuur ah u sheegtay inay matasho JWXO Kooxdani ma laha sharciyad iyo waajibaad ay ku sheegato magaca ONLF.
Bayaan ka soo baxay JWXO oo lagu beeninayay Warsaxafadeed ay qortay Warbaahinta gumaystaha ee ay maamulaan Kooxda PP ayaa lagu diiday fariin walba oo isku ekaysiin JWXO inay tahay been abuur.
Ogaden News Agency ONA
The Ogaden National Liberation Front ONLF categorically rejects the false claims being spread by the group created by the Prosperity Party (PP), which has fraudulently claimed to represent the ONLF. This group has no legitimacy or mandate to claim the name ONLF.
A statement issued by the ONLF refuting a press release written by the colonial media run by the PP group rejected as fabrication every message that seeks to pass itself off as the ONLF.
Ogaden News Agency ONA
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

