Guud ahaan shacabka Soomaaliyeed waxaa la ogaysiinayaa in uusan jirin shir ay JWXO leedahay oo Jigjiga ka dhici doona Maanta iyo Barri toona.
Waxaan shacabka uga digaynaa in aan lagu khaldin shir dan laga leeyahay oo ay soo abaabuleen maamulka deegaanku, kaas oo lagu bahdilayo bulshada Soomaalida Ogadenia iyo Ahdaaftooda.
JWXO waxay leedahay nidaam iyo hogaamin, marna ma dhici doonto in ay JWXO kumilanto maamulka Deegaanka ama la'adeegsado.
JWXO Iib Ma Aha Wax Gooyana Majiro.
The Somali public in general is hereby notified that there is no ONLF conference taking place in Jigjiga either today or tomorrow.
We warn the public not to be misled by a conference with an ulterior motive that has been organised by the regional administration, which seeks to humiliate the Somali people of Ogadenia and their objectives.
The ONLF has its own system and leadership, and it will never happen that the ONLF merges into the regional administration or is used by it.
The ONLF Is Not for Sale, and Nothing Can Cut It Off.
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
