Opens in a new tab

OGAYSIIS

ONA5 August 2025
Read in English

Waxaan ogaysiinaynaa bulshada gobanimada jecel ee ku dhaqan magaalada godey ee xarunta gobalka shabelle in maalinta 15aad ee bishan August la qaban doono xalfada sanad guurada 41aad ee ka soo wareegtay aas aaskii ururka onlf

Xalafada oo ay ka soo qayb gali doonaan masuuliyiin gudi fulin ah abwaano iyo qaar ka mid ah kooxda fanka ee hanqadh iyo kooxda birjeex shabelle oo ku soo bandhigi doona dhaantooyin wadani oo cusub

Hadaba waxaan ogaysiinaynaa xubnaha JWXO iyo Taageerayaasha ku sugan magalada godey in ay ka soo qayb galaan xalafada

ONA SHABELLE

Nuur Ilkacase

La wadaag