Opens in a new tab

OGAYSIIS: Dhamaan Dadwaynaha Soomaaliyeed ee ku Dhaqan Magaalada Nairobi iyo Nawaaxigeeda Waxaa la Ogaysiinayaa in uu Maalinta Khamiista ah …

ONA10 June 2025
Read in English
Ka daawo Facebook-ga ONA · Watch on Facebook

OGAYSIIS: Dhamaan Dadwaynaha Soomaaliyeed Ee Ku Dhaqan Magaalada Nairobi Iyo Nawaaxigeeda Waxaa La Ogaysiinayaa In Uu Maalinta Khamiista Ah Ee Inagusoo Aadan Qabsoomi Doono Shir Balaadhan oo Ay Qaban Doonaan Jaaliyada JWXO Ee Nairobi.

Odayaal, Siyaasiyiin Iyo Fanaaniin Caan ah ayaa kasoo qayb gali doona shirkan oo ka dhici doona Holl ka Parades Hotel.

Saacada kala soco ogaysiiska dambe

Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).

La wadaag