Opens in a new tab

Ogaysiis – Jaliyadda Somalida Ogadenya ee Gobolka Minnesota

ONA4 April 2012
Read in English
Mamulka Jaliyada Somalida Ogadenya ee gobolka Minnesota waxay Ogaysiinayaan dhamaanba xubnaha Jaaliyada Somalida Ogadenya ee ku dhaqan gobolka Minnesota inuu dhici doono shirkii xubnaha ee billaha ahaa malinta Sabtida ah ee fooda inagu soo haysa.
Sidaa daraadeed waxaa laga codsanayaa dhamaanba xubnaha maamulka inay ka soo qayb galaan Shirkan oo lagu qaada dhigi doona arimo xassasi ah oo halganka khuseeya.
Tariikhda: Sabtida, April 7, 2012
Goobta: Muqdisho Mall, Minneapolis
Sacada: 2:00PM.
La wadaag