Opens in a new tab

Ogaysiis ku Socda Jaaliyadaha Somaliyeed ee ku Nool Magaalooyinka Matanaha (Twin Cities)

ONA8 July 2011
Read in English


Waxa La Ogaysiinayaa Jaaliyada Somalida Ogadenia iyo walaalaha Jamhuuriyada Soomaalida ee ku kala nool magaalooyinka matanaha (Twin Cities) iyo nawaaxigeeda in uu dhici doono shirweynihii aad sugayseen oo lagu qaban doono Minneapolis Convention center. Maalinta bisha July 09, 2011.

Waxaa kasoo qayb galidoona Masuuliyiin sar-sare oo uu hogaaminayo Hogaanka Arimaha Dibada ee JWXO.

Waxaa hubaal ah inaad ka faa-idaysan doontaan shirkaas oo diiradda logu saaray doono guud ahaan xaaladdaha geeska Africa, siiba Ogadenia.

La wadaag