Opens in a new tab

OGAYSIIS OGAYSIIS

ONA16 July 2025
Read in English

Waxaa Cariga Maraykanka si wayn loogu xusi doonaa Xaflada Sanad Guurada 41aad asaaska ONLF, taasoo lagu qaban doono magaalada Miniyabolis MN Gaar ahaan Convention Centarka MN waxii faahfaahin ah waxaad kala xidhiidhi kartaa Taleefonka ku qoran warqada xaflad galka .

Ogaden News Agency ONA

La wadaag