Dhamaan Xubnaha Jabhadda Wadaniga Xorynta Ogadenia, Taageerayaasha JWXO iyo Shacabka Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Jigjiga iyo nawaaxigeeda, waxaa la Ogaysiinayaa in Xaflada Sanadguurada JWXO ay qabsoomi doonto maalinta bari ah oo Jumce ah.
Goobtu waa Xafiiska JWXO ee Gobolka Faafan iyo Bari subixii hadii Alle Idmo 15 August 2025.
Majirto xaflad ay JWXO leedahay oo ka dhici doonta Hoolasha magaalada, mana jirto cid ku hadli karta magaca Ururka oo aan ahayn Madaxda Ururka ONLF loodoortay.
Xaflada Sanadguurada JWXO ee sida nabada ah loo qaban doono wax gorgortan ah lagama gali doono, waxaana waajib ah in ay xubnuhu ilaaliyaan amaanka iyo nidaamka.
ONA.
All members of the Ogaden National Liberation Front, ONLF supporters and the Somali public in the city of Jigjiga and its surroundings are hereby notified that the ONLF anniversary celebration will take place tomorrow, Friday.
The venue is the ONLF office for the Faafan and Bari regions, in the morning, God willing, on 15 August 2025.
There is no ONLF celebration taking place in the city's halls, and no one may speak in the name of the organisation other than the elected leadership of the ONLF.
There will be no negotiation over the ONLF anniversary celebration, which will be held peacefully, and members are obliged to maintain security and order.
ONA.
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

