Opens in a new tab

Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis

ONA9 April 2025
Read in English

Waxaa la ogaysiinayaa Dhamaan Xubnaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeenya (JWXO) iyo Taageerayaash JWXO ee ku sugan Magaalada Godey ee xarunta Gobolka Shabeelle inuu bari jiro shir balaadhan oo ay kasoo qayb gali doonaa qaar kamid ah Madaxda JWXO iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Magaalada Godey

Shirkan oo ka dhici doona Xafiiska JWXO Ee Magaalada Godey oo ku yaala Xaafada 2aad kasoo horkeedka Qodobaha hore shirka ayaa bilaaban doona haduu Ebe dhaho Saacadu markay tahay 2:00 ama 8:00 duhurnimo Tariikhduna tahay 10 Abr 2025 hadaba waxaa mar labaad la ogaysiinayaa Xubnaha JWXO iyo Taagerayaash Ururka inay kasoo qayb galaan kulankan oo muhiima

Kasoo qaybgal wanagsan Mahad sanid

ONA

La wadaag