Opens in a new tab

OGAYSIIS Rasmi ah

ONA17 May 2025
Read in English

Dhammaan xubnaha Golaha Dhexe ee JWXO meel ay joogaanba waxaa la ogaysiinayaa in Kalfadhigii 3aad ee JWXO la qaban doono bishan May 25keeda, Hadii Alle Idmo

Wixii faahfaahin ah waxaa kala socon doontaan Aaladaha ay xubnaha Golaha Dhexe ku xidhiidhaan Mahadsanidin

Xoghayaha Golaha Dhexe ee JWXO

17/05/2025.

La wadaag