Waxa Barnaamijka Ilays ku soo biiray Barnaamijkii oo si toos ah Khadka internetka looga daawan doono kadib markay Bulshada Ku taxneyd ay codsiyo badan usoo gudbiyeen bahda ilays TV.
Waxa barnaamijka ilays TV aad si toos ah ugala socotaan TV-ga Caalamiga ah ee Eritrean TV kaas oo Maalmaha Arbacada ah aad ka daawataan Sateliteka Nile Sat saacada 6:00 galabnimo ee Geeska Afrika.
Haddaba waxa Barnaamijka Ilays TV kusoo biiray TV aad si Live ah uga daawan doontaan khada Internetka iyada oo websideyo badan oo uu kamid yahay
Ogaden News Agency aad ka fiirsan doontaan.
Waxa barnaamijka uu si rasmi ah u bilaaban doona Habeenka Arbacada ah oo Barito ah 7 PM ee saacada Lonodon. Taariikhda 18/04/2012.
Waxa kale oo habeen kasta oo Arbaca ah iyo Sabti ah saacada 7 Fiidnimo aad daawan doontaan barnaamijyo toos ah.
Iyada oo dhowaan aad si toos ah aad ugaga qeyb qaadan doontaan khadka Telefanka iyo siyaabo badan oo kaleba.
Barnaamijka barito ayaa waxa lagu furi doonaa wareysi qiimi badan oo Gudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoreynta ay wariyaasha ilays idiinka soo diyaariyeen.
hadaba ha moogan wareysiga Gudoomiyaha iyo waliba waxyaalo kale oo xiiso badan. Hoosna ka daawo faah faahinta oo dheeri ah oo filim ah.
The Ilays programme has been joined by a programme that will be watched live on the internet, after the community that follows it submitted many requests to the Ilays TV team.
The Ilays TV programme, which you follow live on the international TV channel Eritrean TV, can be watched on Wednesdays on the Nile Sat satellite at 6:00 in the evening, Horn of Africa time.
Now the Ilays TV programme has been joined by a TV service that you will be able to watch live on the internet, through many websites, among them
Ogaden News Agency, where you will be able to watch it.
The programme will officially begin on Wednesday night, which is tomorrow, at 7 PM London time. The date is 18/04/2012.
In addition, every Wednesday and Saturday night at 7 in the evening you will be able to watch live programmes.
Soon you will also be able to take part live through the telephone line and in many other ways.
Tomorrow's programme will open with a highly valuable interview with the Chairman of the National Liberation Front, which Ilays reporters have prepared for you.
So do not miss the interview with the Chairman and many other interesting things as well. Watch further details in the video below.
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
