
Jaaliyada Somalida Ogadeniya ee wadanka UK ayaa waxa ay ogeysiinaysa dhamaan shacabweynaha Somalida Ogadeniya iyo Somali weyn inay kasoo qeybgalaan shirar isdaba joog ah oo ka furmaya magaalada London ee wadanka UK. Shirarkan ayaa waxaa ay yihiin kuwo muhiim ah oo looga hadlayo qadiyada Somalida Ogadeniya. Waxaana kulamadan ay dhacayaan 21 January 2012 iyo 29 January 2012.
Shirka hore oo todobaadka soo socda Sabtida 21 January furmaya ayaa lagu qaban doona xarunta Amnesty International ee magalada London Shirkaan oo loogu magac daray
A Human Rights conference on The state of Human Rights in The Horn of Africa, Ethiopia in Particular.”
Ayaa lagaga xaajoon doona arrimaha xuquuql insaanka gaar ahaan tacadiyada iyo xasuuqa ay Woyanuhu ku hayaan Somalida Ogadeniya iyo guud ahaanba shucuubta Oromada iyo qowmiyadaha kale ee Ethiopia ku hoos duleysan. Waxaana shirkan soo qaban qaabisay Jaaliyada Somalida Ogadeniya iyo Haayada Xuquuqul insaanka, waxaa sidoo kale kula bahaysan qowmiyadaha kuhoos dhiban taliska qalafsan ee KT Zenawi. Qodobada shirkan looga hadli doona waxaa kamid ah.
Qaxootiga u qaxay Somaliya iyo Djibouti iyo waxay la kulmaan
Xasuuqa Ogadeniya kasocda.
Dhulka Ethiopia ee la beecgeeyay iyo saameyntiisa.
Horumarka TPLF iyo Cabudhintiisa.
KULANKA OGADENIYA EE UK

The Somali Ogadenia community in the UK is notifying all the Somali people of Ogadenia and the wider Somali public to attend a series of consecutive conferences opening in the city of London in the UK. These conferences are important ones at which the cause of the Somalis of Ogadenia will be discussed. The meetings will take place on 21 January 2012 and 29 January 2012.
The first conference, opening next week on Saturday 21 January, will be held at the Amnesty International centre in London. This conference, which has been named
A Human Rights conference on The state of Human Rights in The Horn of Africa, Ethiopia in Particular."
will discuss human rights issues, in particular the abuses and massacres the Woyane are committing against the Somalis of Ogadenia and, in general, against the Oromo people and the other nationalities oppressed under Ethiopia. The conference has been organised by the Somali Ogadenia community and the human rights organisation, and it is also jointly hosted by the nationalities oppressed under the harsh regime of PM Zenawi. Among the points to be discussed at the conference are: The refugees who have fled to Somalia and Djibouti and what they face The massacre taking place in Ogadenia. The land of Ethiopia that has been sold off and its impact. The progress of the TPLF and its repression.THE OGADENIA MEETING IN THE UK

AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
