
Waxaa dhamaan jaaliyadda S.Ogadenya ee ku nool wadanka Finland la ogeysiinayaa in maalinta Sabtida ah ee taariikhdu ay tahay 18-02-2012 uu dhici doono shir-weynaha jaaliyadda. Shirkan ayaa waxaa ku kulmi doona dhamaan qeybaha kala duwan ee jaaliyadda wadankaFinland.
Waxaa shirka lagu qabanayaa iskuul ku yaalla xaafada Arabia ee magaalada Helsinki saacadu markay tahay 15.00 ama 3.00 galabnimo.
Ururka dhalinyarada ee OYSU- Finland ayaa ayaguna qeyb ka ah shirka jaaliyadda, kuwaas oo soo bandhigi doona barnaamijyo ka kooban khudbado, sawiro iyo heeso lagu xusuusanayo maalinta murugada badan ee ah “maalinta gumaadka Ogadenya” oo ah maalin laga xusi doono dhamaan wadamada aduunka ay ku nool yihiin jaaliyaddaha Ogadenya.
Dhanka kale, waxaa goobta shirka khudbado ku saabsan taariikhda halganka Ogadenya ka soo jeedin doona masuuliyiin ka socota jabhadda ONLF. Waxaa shirka lagu casuumi doona qaar kamid ah jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool wadankaFinland.
Waxaa xubnaha Jaaliyadda la ogeysiinayaa in shirka ay keeni karaan laguna soo dhaweynayo caruurtooda.
Ka soo qaybgal wanaagsan.
F.G. Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh xoghayaha Jaaliyadda mudane Abdullahi
ONA
The entire S.Ogadenia community living in Finland is hereby notified that the general meeting of the community will take place on Saturday, 18-02-2012. This meeting will bring together all the different sections of the community in Finland.
The meeting will be held at a school located in the Arabia neighbourhood of the city of Helsinki at 15.00, or 3.00 in the afternoon.
The Ogaden Youth and Students Union (OYSU) – Finland is also taking part in the community meeting, and will present programmes consisting of speeches, pictures and songs commemorating the deeply sorrowful day that is "Ogadenia Genocide Day" , a day that will be commemorated in all the countries of the world where Ogadenia communities live.
In addition, officials from the ONLF will deliver speeches at the meeting venue about the history of the Ogadenia struggle. Some members of the Somali community living in Finland will be invited to the meeting.
Community members are informed that they may bring their children to the meeting, and they will be welcomed.
We look forward to a good turnout.
N.B. For further details, contact the community secretary, Mr Abdullahi
ONA
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

