
Magaalada Toronto ee wadanka Kanada (Canada) ayaa sanadkan marti galisay shirweynihii jaaliyadaha Ogadeniya ee aduunka oo sanad kasta goob lagu qabto. Shirkan ayaa abaabul xoogan loogu jira waxaana la rajeynaya inuu noqdo shir aad u xoog badan oo wax tar leh. Shirkan kii ka horreeyay ayaa lagu qabtay Australiya sanadkii 2011, waxaana kaasii ka horreyay Sweden. Shirweynahan ayaa kolba sanad qaarad lagu qabta.
Jaaliyadaha Somalida Ogadeniya ayaa halhays u leh Cadceedu kama dhacdo Calanka Ogadeniya halhayskaas oo soo baxay kadib markii Calanka Ogadeniya laga qotomiyay Shaarica Wadanka Australia Sanadki 2011 shirweynihii Jaaliyadaha Adunka ee Caalamka.
Hadaba sanadkan ayaa waxa aad loosugaya shirweynahan oo noqon doona mid aad uga gadisan kulamadi hore iyaga oo Jaaliyada Canada ay farsamooyin badan kusoo kordhiyeen kulankan.
Maclumaadka shirka kor Sawirka ka muuqda ka xigo.
ONA

The Somali Ogadenia diaspora communities have the motto "The sun never sets on the flag of Ogadenia," a motto that emerged after the flag of Ogadenia was raised in the streets of Australia in 2011 at the conference of the world's diaspora communities.
So this year, this conference is being eagerly awaited, and it will be very different from previous gatherings, as the Canadian diaspora community has added many innovations to this meeting.
Information about the conference can be found in the image above.
ONA
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

