Shirweynihii Jaaliyada Ogadeniya ee Pacific oo lagu qabanayo Magalada weyn ee Perth, Australiya. Shirkan ayaa waxa loogu baaqaya inay kasoo qeyb galaan shacabweynaha Somalida Ogadeniya iyo dhamaan Somaliweynta ku nool wadanka Australiya iyo Newzealand iyo Xeebaha Pacific oo dhan.
Shirkan oo ah shir sanadeed lagu qiimeyo waxqabadka Jaaliyada Pacific oo ka kooban wadanka Australiya iyo Newzealand iyo waliba Jaziiradaha Qaarada Pacific ayaa sanadkan waxa la filaya in wacdaro ka dhaco.
Hadaba dhamaan Xubnaha Jaaliyaadka iyo maamulada Goboladaas ayaa kasoo qeyb gali doona, Waxgarad iyo aqoonyahamiin kasoo jeeda Geeska Afrika iyo waliba Masuliyiin heersare ah oo ka tirsan wadanka Australiya.
Ha mooganin..Malumaad dheeri ah hadaad u baahato fadlan kala xidhiidh Telefanada ka muuqda shaashada sare Xayaysiinta.
ONA
The conference of the Ogadenia Community of the Pacific is to be held in the great city of Perth, Australia. The Somali people of Ogadenia and all Somalis living in Australia, New Zealand and across the Pacific coasts are called upon to take part in this conference.
This conference, an annual meeting at which the work of the Pacific Community, made up of Australia, New Zealand and the islands of the Pacific region, is evaluated, is expected to be a remarkable event this year.
All members of the communities and the administrations of those regions will take part, as will elders and intellectuals from the Horn of Africa and senior officials from Australia.
Don't miss it. If you need further information, please contact the telephone numbers shown at the top of the advertisement.
ONAAI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
