Opens in a new tab

Ogeysiis: We Can Stop Zenawi, to Stop the Genocide in Ogaden- OYSU Dallas March 30 2012

ONA16 March 2012
Read in English

Jaaliyada Wadanka USA ee Dallas Waxa la ogeysiinaya In Lagu soo bandhigi Doono Barnaamijka Silent Cry 2 oo OYSU Dallas soo aggaasimeen. Waxaana kulankan uu dhici doona March 30, 2012. Filimkan Hoose ka daawo Maclumaadka oo dhameystiran. Barnaamijka oo loogu magac daray Qabashada Zenawi inay suurto galin karto kaliya si loo hor joogsado Xasuuqa Ogadeniya. Hoos ka daawo

La wadaag