5 howldaggaal oo lagu fuliyay xeryaha ciidanka Qabribayax iyo garigo’an oo ciidamada gumeysiga lagu jabiyay. Daggaaladan ay ciidamada JWXO bishan gudaheeda ka fuliyeen goobo badan oo Ogadeniya kamid ah ayaa sidan hoose u dhacay.
Garigo’an
25kii bishan Maars,2012, ayaa meel u dhow Gerigo’an lagu soo ururiyey ciidan dhowr meelood laysaga keenay oo ah Hawaarin. Amin fiidnimo ah ayey cutubyo Ciidanka ONLF/CWXO ka tirsan hawlgal qorshaysan ka fuliyeen, halkaas oo cadowga wax badan lagaga dilay, qaar badan oo dhaawac ahna ay kala tageen (ONA).
Qabribayax
Cidanka ONLF ayaa 5 hawl gal dagaal ka fuliyey saldhigyo ciidanka cadowgu ku leeyahay Q/Bayax iyo hareeraheeda intii u dhexaysay 5tii ilaa 21 kii bishan Maars. Waxaa 5 taas hawl gal lagaga dilay cadowga 55 askari, iyo dhaawac aan tiradiisa la haynin
(ONA).
5 combat operations were carried out against army camps in Qabribayax and Garigo'an, in which the colonial forces were defeated. These battles, which ONLF forces carried out this month in many places across Ogadenia, unfolded as follows.
Garigo'an
On 25 March 2012, troops brought together from several places, consisting of Hawaarin, were gathered near Gerigo'an. In the evening, ONLF/CWXO units carried out a planned operation there, in which many of the enemy were killed and many others fled wounded (ONA).
Qabribayax
ONLF forces carried out 5 combat operations against bases the enemy army holds in Q/Bayax and its surroundings between the 5th and the 21st of this month of March. In those 5 operations, 55 enemy soldiers were killed, and an unknown number were wounded
(ONA).
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
