Shalay oy taariikhda ahayd 3da bishan Dec. ayaa boqolaal ka tirsan jaaliyadda Ogadenya ee dalka Mareykanka waxay ka hordhigeen banaabax si fiican loo soo abaabulay goob ay ku shirayeen wafti la sheegay in laga soo diray Adisababa uu hogaaminayay safiirka cadawga u fadhiya Washington. Shirkan ayaa dadka qurba joogta ah looga dhaadhiciyo inay maalgashi ku sameeyaan Itobiya, mana aha markii ugu horerysay ee dacaayad noocan oo kale ah ee maamulka Itobiya u soo diraan dibadaha.
Saacada ka hor inta aanu shirka bilaaban ayay jaaliyada Ogadenya oo ku guulaysatay inay helaan ogolaanshaha banaabaxa, inkastoo aad loo qariyay, ayaa waxay soo hordhoobteen goobta shirka. Daqiiqada ka dib ayaa waxaa u yimid banaabaxayaashii maareeyaya Hotelka Hayatt oo u sheegay inuusan Hotelka Hayatt taageersanayn xasuuqa lagu hayo shacabka Ogadenya sidaa darteedna uu diiday in shirkaa lagu qabto hoteelkooda iyagoo ka jawaabaya codsigii uga yimid jaaliyadda Ogadenya. Guushaa ay soo hooyeen jaaliyadda Ogadenya ayaa ahayd dharbaaxo xun oo ku dhacday gumaysiga ahayd. Isla mar ahaantaana aan wax u dhimi doonin xidhiidhka ka dhexeeya hoteelka Hayatt iyo jaaliyadda.
Ka dib, markuu diiday Hotel Hayatt shirka in lagu qabto, ayaa waxaa loo wareejiyay Renaissance Hotel. Banaanbaxayaashii oo wata codbaahiyayaal waaweyn ayaa goobtii tagay oo ku horqabtay dhigay banaabax balaadhan.
Wariyaha Ogaden Online oo goobtaa joogay ayaa sheegay inuu ku qiyaasay dadka shirka isugu yimid inay gaadhayeen ugu badnaan 25 qof oo uu ku jiray mid dabadhilif Somali ah oo ka yimidMinneapolis. Wuxuuna intaa raaciyay inay hayaan sawiro iyo filim ay la wadaagi doonaan akhristyayaasha.
Jawiga oo aad u qaboobaa ayay hadana dadkii isugu soo baxay goobta banaanbaxa waxay ku miijyeen siday uga xun yihiin dhibaatada lagu hayo dadkooda iyagoo sitay boodhadh lagu cambaareynayo xukuumadda Wayanaha oo sheegaya xasuuqa ay ka wado xukuumadda Meles Zinawi Ogadenya.
Warar iyo sawiro iyo filima dheeraad ah ayaan ka sugaynaa saacadaha soo socda wariyayaashii goobta joogay.
ONA.
Yesterday, the 3rd of this month of December, hundreds of members of the Ogadenia community in the United States staged a well-organised demonstration at a venue where a delegation, reportedly sent from Addis Ababa and led by the enemy's ambassador in Washington, was meeting. The purpose of the meeting was to persuade members of the diaspora to invest in Ethiopia, and this is not the first time that the Ethiopian administration has sent propaganda of this kind abroad.
An hour before the meeting began, the Ogadenia community, which had succeeded in obtaining permission for the demonstration even though the meeting had been kept highly secret, arrived ahead of time at the meeting venue. Minutes later, the manager of the Hayatt Hotel came to the demonstrators and told them that the Hayatt Hotel did not support the massacre being carried out against the people of Ogadenia, and that it had therefore refused to allow the meeting to be held at their hotel, in response to the request made by the Ogadenia community. This victory achieved by the Ogadenia community was a severe slap in the face for the colonisers. At the same time, it will not harm the relationship between the Hayatt Hotel and the community.
Afterwards, when the Hayatt Hotel refused to host the meeting, it was moved to the Renaissance Hotel. The demonstrators, carrying large loudspeakers, went to that venue and staged a large demonstration in front of it.
The Ogaden Online reporter who was at the scene said he estimated that the people who had gathered for the meeting numbered at most 25, among them a Somali collaborator who came from Minneapolis. He added that they have photographs and video footage which they will share with readers.
Even though the weather was very cold, the people who turned out at the demonstration site expressed how upset they are about the suffering being inflicted on their people, carrying placards condemning the Woyane government and describing the massacre that the government of Meles Zinawi is carrying out in Ogadenia.
We expect further news, photographs and videos in the coming hours from the reporters who were at the scene.
ONA.AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

