Opens in a new tab

OYSU Holland oo ugu Baaqaysa Kulan lagu Xusayo Febraayo Inaykasoo Qeybgalaan Xubnaha Ururka iyo Jaaliyada Holland 18/02/2012

ONA5 February 2012
Read in English

Waxaa Dhamaan la ogaysiinayaa Shacabka, Xubnaha Jaaliyadda, Iyo ururka OYSU ee ku dhaqan wadanka Nederland in 18.02.2012 In uu Kadhici ka doono Magaalada Breda shir ay Soo qaban qaabiyeen Ururka dhaliyarada ee Dalkan Nederland, kaasoo ah Kalfadhigii Labaad ee Ururka dhalinyarada Nederland, Waxaana isla markaa lagu xusayaa Maalinka xusuusta mudan ee  28ka feb.

Goobta: Bernard de Wildestraat 400 PC 4827 Eg Breda
Goorta 18 Februari 2012.
Wakhtiga shirka 12: Pm ilaa 18:PM
wixii faahfaahina kala xidhiidh afhayeenka ururka OYSU 0684105535
La wadaag