Wariyaha Caanka ah ee Thomas Mountain ayaa waxa uu ka qeyb galaya shir xasaasi ah oo uu wariyahu kaga hadli doono qodobo waaweyn oo ay ka mid yihiin:
Xasuuqa ka socda Ogadeniya
Cunaqabataynta Ogadeniya
Kaalinta Beesha Caalamku ka qaadan karto Ogadeniya
Sidoo kale qodobo xasaasi ah oo ka taagan Geeska Afrika sida
Dagaalka lagula Jiro Somalida
Carqaladaha Ka taagan Sudan
Cunaqabatayna Eritrea Iyo
Ahmiyada Geeska Afrika u leeyahay caalamka
Shirkan oo qodobo badan iyo siyaasiyiin waaweyn oo u dhashay geeska afrika isugu imaan doonaan ayaa waxa uu u furanyahay shacabweynaha soamliyeed iyo somalida Ogadeniya ee jecel Gobanimada dhulkooda Hooyo.
Fadlan kasooqeybgal waxaadna kala xidhiidha waxii maclumaad ah ee ku aadan shirkaas Jaaliyada Somalida Ogadeniya ee wadanka UK oo iyadu soo sponsor gareysay shirka
Goobta: Freinds House 173-177 Euston Road, London, NW1 2BJ
Goorta: Sabti, 17 December 2011
Saacada: 1 Duhurkii – 4:30 Galabti
Seed ku imaan karta
Trainka: Waxaa u dhow Tube Stationka EUSTON oo isagu kasoo hor jeeda. Sidoo kale waxa u dhow ESTON SQUARE. Waxaba mara Northern, Victoria, Metropolitan, Circle and Hammersmith & City lines.
BUSKA: Number 10, 18, 30, 73, 205 iyo 390 waxay hor maraan iridka albaabka guriga Freinds Hosue sisoo kalet 59, 68, 91, 168, and 253 Meel u dhow ayay istaagaan.
Shirkan waxa soo qaban qaabisay jaaliyada Somalida Ogadeniya ee UK
07791702245
Kasoo qeybgal wanaagsan.
The renowned journalist Thomas Mountain will take part in an important conference at which he will speak on major issues, including:
The massacre taking place in Ogadenia
The blockade of Ogadenia
The role the international community can play in Ogadenia
Also, critical issues facing the Horn of Africa, such as
The war being waged against the Somalis
The troubles facing Sudan
The sanctions on Eritrea and
The importance of the Horn of Africa to the world
This conference, which will bring together many issues and prominent politicians born in the Horn of Africa, is open to the general Somali public and to the Somalis of Ogadenia who love the freedom of their motherland.
Please attend, and for any information regarding the conference contact the Ogadenia Somali Community in the UK, which has sponsored the conference.
Venue: Freinds House 173-177 Euston Road, London, NW1 2BJ
Date: Saturday, 17 December 2011
Time: 1 PM - 4:30 PM
How to get there
Train: The nearest Tube station is EUSTON, which is directly opposite. ESTON SQUARE is also nearby. It is served by the Northern, Victoria, Metropolitan, Circle and Hammersmith & City lines.
BUS: Numbers 10, 18, 30, 73, 205 and 390 pass in front of the entrance of Freinds Hosue, while 59, 68, 91, 168, and 253 stop nearby.
This conference has been organised by the Ogadenia Somali Community in the UK
07791702245
We look forward to your attendance.
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

