
Maalinta Talaadada ee 13ka September 2011 waxay UNPO iyo Ururka u dooda shucuubta amaandarada haysato (Society for Threatened Peoples) iska kaashan doonaan fadhiga 18aad ee Golaha Xuquuqul Insaanka Qaramada Midoobay (United nations Human Rights Council) ee cinwaankiisu yahay Cadaadiska Ogadenya – Xuquuql Insaanka Gobolka Somalida Itobiya (Oppression in the Ogaden: Human Rights in Ethiopia’s Somali Region), fadhigaa oo ka dhici doona xarunta QM 11:00 – 13:00.
2da urur ee UNPO (Unrepresented Nations and Peoples Organization) iyo African Rights Monitor (ARM) ayaa waxay baadhitaan dheer ka soo sameeyeen xadgudubyada ka dhacaya Ogadeya iyo Oromiya halkaasoo ay ku soo arkeen arimo aad looga argagaxo inkstoo indhaha caalamka aanu u soo jeedin goboladaa. Waxaa kaloo ay ururada xuquuqul insaanka u dooda ee NGO,s ka loo yaqaano oy ka mid tahay Human Rights watch iyo Amnesty International iyo Genocide Watch iyo xukuumadaha reer galbeedka iyo warbaahino madax banaan iyo Wasaaradda Arimaha Dibadda ee Mareykanka ay intaba keeneen dukumentiyo muujinaya xadgudubka lagu hayo shacabka. Hasa ahaatee dhibaatooyinka haysta shacabka Ogadenya lagama hadlo inta badan xataa Qaramada Midoobay. Hadaba fadhigan ayay ujeedadiisu tahay in aamuskaa wax laga qabto oo caalamka uu u soo jeedsado xadgudubka xuquuqda aadanaha ee ka jira Itobiya oo idil gaar ahaan in tooshka lagu ifiyo xadgudubka joogtada ah ee ka socda gobolka Ogadenya.
Waxaa fadhiga lagu daawan doonaa warbixintii ugu dambaysay ee BBC Newsnight iyo Bureau of Investigative Journalism ay iska kaashadeen ee lagu soo bandhigay Teleefishinada caalamka. Waxaa kaloo madasha fadhiga iman doona dad markhaati ah oo ka warami doona xadgudubyadii loo gaystay. Waxaa kaloo goobjooge ka ahaan doona Angus Stickler oo ah wariyihii ka socda Bureau of Investigative Journalism ee barnaamijka soo diyaariyay oo isaguna waxyaaba badan ka hadli doona. Waxaa jiri doona waqti fiican in la siiyo su’aalaha iyo jawaabaha iyo doodaha.
Wuxuu ka codsanayaa xafiiska Xoghaya Guud ee UNPO in lagala soo qaybgalo fadhigan oo noqon doona mid aad u xiisa badan iyagoo ku baraarujinaya qofkii su’aal qaba inuusan ka maagin kana xishoonin inuu kala soo xidhiidho xafiiska UNPO cinwaanadan;
*la soo xidhiidh Lisa Thomas oo ah Xoghaynta UNPO l.thomas@unpo.org maalinta Friday, 11ka September, si luguugu diyaariyo galitaanka hadaad rabto goobjoog ka ahaato fadhiga
Faafaahinta Fadhiga waa sidan;
Title: Oppression in the Ogaden: Human Rights in Ethiopia’s Somali Region
Date: Tuesday 13 September 2011
Time: 11:00 – 13:00
Location: Room XXIII, Palais des Nations, Geneva, Switzerland
ONA.
On Tuesday, 13 September 2011, UNPO and the organisation that advocates for peoples facing insecurity (Society for Threatened Peoples) will co-host a session at the 18th session of the United Nations Human Rights Council entitled Oppression in Ogadenia – Human Rights in Ethiopia's Somali Region (Oppression in the Ogaden: Human Rights in Ethiopia's Somali Region). The session will take place at the UN headquarters from 11:00 to 13:00.
The two organisations, UNPO (Unrepresented Nations and Peoples Organization) and African Rights Monitor (ARM), have carried out a lengthy investigation into the abuses taking place in Ogadenia and Oromia, where they found deeply shocking matters, even though the eyes of the world are not turned towards these regions. In addition, the human rights advocacy organisations known as NGOs, among them Human Rights Watch, Amnesty International and Genocide Watch, as well as Western governments, independent media and the US State Department, have all produced documents showing the abuses being inflicted on the civilian population. However, the hardships facing the people of Ogadenia are mostly not spoken about, not even by the United Nations. The purpose of this session, therefore, is to address that silence and to turn the world's attention to the human rights abuses occurring throughout Ethiopia, and in particular to shine a light on the ongoing abuses taking place in the Ogadenia region.
The session will screen the latest report jointly produced by BBC Newsnight and the Bureau of Investigative Journalism, which was broadcast on international television. Witnesses will also come to the session's platform to give accounts of the abuses committed against them. Also present will be Angus Stickler, the reporter from the Bureau of Investigative Journalism who prepared the programme, and he too will speak about many things. There will be ample time for questions and answers and for discussion.
The office of the Secretary General of UNPO requests that people attend this session, which will be very interesting, and reminds anyone who has a question not to hesitate or be shy to contact the UNPO office at these addresses;
*contact Lisa Thomas, the UNPO Secretary, at l.thomas@unpo.org on Friday, 11 September, so that your entry can be arranged if you wish to attend the session
The details of the session are as follows;
Title: Oppression in the Ogaden: Human Rights in Ethiopia's Somali Region
Date: Tuesday 13 September 2011
Time: 11:00 - 13:00
Location: Room XXIII, Palais des Nations, Geneva, Switzerland
ONA.AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
