Gudomiyaha Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya Admiral Maxamed Cumar Cismaan ayaa kasoo jeediyay warbixin aad loogu baahna shirkii london ee 29 January 2012 lagu qabtay magalada London. Waxa uu gudomiyuhu ka xog waramay xaalada shacabka Somalida Ogadeniya ay ku suganyihiin waqtigan, isaga oo kasoo waramay taarikhdii halganka shacabka Somalida Ogadeniya uu bilowday iyo sababaha uu halganka Ogadeniya illaa waqtigan uu usocdo.
Waxaa hadalada Qudbada Gudomiyaha ka mid ahaa marku ka hadlayay sooyaalkii halgamadi soo jireenka ahaa ee Ururka ONLF dhaxlay Sidan.
Mabda’a Ururka ONLF waxa weeye in laga xoreeyo Ogadeniya Gumeysiga!
Gobanimodoonkii bilowday 1940kii iyo ka hor ayaa ka socda Ogadeniya!
Shacabka Ogadeniya ma ay u hoggaansamayaan Gumeysiga.
Somaliya Dhibaatada ay iyagu iskuhayaan waxaa lamid ah Midkay ku hayaan Halganka Ogadeniya.
Sidoo kale Gudomiyaha waxa uu ka hadlay Shacabka Jammuhuriyada Somaliya iyo marxaladaha kala gadisan ee siyasadeed ee Burburku ugeystay waxaana kamid ahaa hadaladiisa ereyadan hoose.
Mabda’a Ururka ONLF waxa weeye in Somaliya Somali loo daayo.
Somaliya haddii faragalinta laga dhaafo hubaal weeye in muddo yar gudaheed inay ku xalinayso mashaakilka jira.
ONLF Iyo Ethiopia Waxa ka dhexeeya Daggaal Hubaysan.
Gudomiyaha Jabhada wadaniga Xoreynta Ogadeniya waxa si qotto dheer uu ugaga hadlay shirkan Mabda’a ururka ONLF ee ku aadan wadahadalka. Waxa gudomiyhu uu kasoo sheekeyay hagardaamooyin iyo khayamo badan oo ay dowlada Ethiopia soo geysatay isla markaasna ay si shirqool ah oo badheedh ah ay ku dishay ergooyin ururka ONLF wada hadal ugaqeyb galay hada ka hor. Maadama uu gumeysigu dilay ergadii uruka ONLF matalaysay ee wadahadalada uga qeybgashay hadda ka hor, waxa uu gudomiyuhu sheegay in ururka ONLF uu gaadhay go’aan ah
In aan Ethiopia lala hadal illaa la helo
1. Meel Ammaan ah oo lagu wada hadli karo iyo
2 Garab sadexaad oo dhexdhaxaadiya.
Waxa gudomiyhu uu shirkan ka caddeeyay in Ururka ONLF diyaar u yahay in uu la hadlo Ethiopia haddii ay Ethiopia fuliso shurudahaas kore kaliya. Sidoo kale waxa uu sheegay in marar badan ay suuqa soo gashay inay Ethiopia rabto wada hadal. Waxa uu shacabka Somalida Ogadeniya iyo taageraysha ururka ONLF uu u sheegay in aysan jirin illaa hadda wax wada hadal ah oo Ethiopia iyo Ururka ONLF ay miis kusoo wada fadhiisteen oo illaa hada dhacay. Waxa uuna u balan qaaday haddii ay dhacdo in shacabka Somalida Ogadeniya uu uruku la tashan doono oo aan waxba laga qarin doonin. Sidaas awgeed inaysan suuqa ka dhageysan waxyalaha cadowgu sheego.
Gudomiyuhu waxa uu shacabka Somalida Ogadeniya ee Halganka ku jira uu kula dardaarmay inay xoojiyaan halgankooda. Ethiopia iyo inaga waxa inaga dhexeeya daggaal- iyaguna waa gumeysi inana waxa aynu nahay gobanimo dirir sidaas awgeed waa in halganka la xoojiya oo dhankasta laga dadala.
Gudomiyaha waxa qudbadisa kamid aheyd in waqtigii Gumeysigu dhamaaday, oo caalamka hadda gumeysi loo dulqaadan karin, Goobo yar oo Ogadneiya kamid ah ayay kuso hadheen Gobahaasna waa ay ka dhamaaneysa dhowaan. Aduunka iyo bulshada Somaliyeed iyo Somalida Ogadeniyana waxa uu ugu baaqay in cadowgaas gumeysiga ah la iska kor qaado.
Hadaba Qudbadi Gudomiyaha iyo shirkii London ka dhacay qeybo kamid ah Filimka hoose ka boggo.
ONA
The Chairman of the Ogaden National Liberation Front, Admiral Maxamed Cumar Cismaan, delivered a much-needed address at the London conference held in the city of London on 29 January 2012. The Chairman briefed the audience on the current situation of the Somali people of Ogadenia, recounting the history of how the struggle of the Somali people of Ogadenia began and the reasons why the struggle of Ogadenia continues to this day.
Among the remarks in the Chairman's speech, when he spoke about the history of the long-standing struggles that the ONLF organisation inherited, were the following.
The principle of the ONLF organisation is that Ogadenia be liberated from colonialism!
The independence struggle that began in the 1940s and earlier is ongoing in Ogadenia!
The people of Ogadenia do not submit to colonialism.
The Problem Somalia Is Facing Is the Same as the One Facing the Struggle of Ogadenia.
The Chairman also spoke about the people of the Republic of Somalia and the various political stages that the collapse brought about, and among his remarks were the words below.
The principle of the ONLF organisation is that Somalia be left to the Somalis.
If interference in Somalia is stopped, it is certain that it will resolve its existing problems within a short time.
Between the ONLF and Ethiopia There Is an Armed War.
The Chairman of the Ogaden National Liberation Front spoke in depth at this conference about the ONLF organisation's principle regarding negotiations. The Chairman recounted the many abuses and betrayals committed by the Ethiopian government, which also, in a blatant conspiracy, killed ONLF delegates who had previously taken part in talks. Since the colonial power killed the delegation that represented the ONLF organisation in earlier talks, the Chairman said the ONLF organisation had reached a decision
Not to talk with Ethiopia until there is
1. A safe place where talks can be held, and
2 A neutral third party to mediate.
The Chairman made clear at this conference that the ONLF organisation is ready to talk with Ethiopia only if Ethiopia fulfils the above conditions. He also said that it has often been rumoured that Ethiopia wants talks. He told the Somali people of Ogadenia and the supporters of the ONLF organisation that, to date, no talks have taken place in which Ethiopia and the ONLF organisation sat together at a table. He promised that if this happens, the organisation will consult the Somali people of Ogadenia and nothing will be hidden from them. Therefore, they should not listen to the rumours the enemy spreads.
The Chairman urged the Somali people of Ogadenia who are engaged in the struggle to strengthen their struggle. Between Ethiopia and us there is war – they are colonisers and we are freedom fighters; therefore the struggle must be strengthened and effort made on every front.
Part of the Chairman's speech was that the era of colonialism is over, that the world can no longer tolerate colonialism, and that it remains in only a few places, Ogadenia among them, and in those places too it will end soon. He called on the world, the Somali community and the Somalis of Ogadenia to throw off that colonial enemy.
Now, watch parts of the Chairman's speech and the London conference in the video below.
ONA
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

