Opens in a new tab

Sanadguurada 41-Aad ee JWXO ayaa ka Dhici Doona Bishan Inagu Soo Foodleh Dhamaan Daafaha Caalmka Waxaana Si Balaadhan u Socda Diyaar …

ONA31 July 2025
Read in English
Ka daawo Facebook-ga ONA · Watch on Facebook

Sanadguurada 41-aad ee JWXO ayaa ka dhici doona bishan inagu soo foodleh dhamaan daafaha Caalmka waxaana si balaadhan u socda diyaar garowga sanadguurada ayadoo maraxalad diyaar garow ah ka jiro gobolkageeska Afrika, iyo Ogadenia oo qayb wayn ka qaadan doonto isbadalada dhacaya xiliyadan xasaasiga ah .

Ogaden News Agency ONA

Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).

La wadaag