








Xafladan oo aad loosoo aggaasimay boqollaal Jaaliyada Somalida Ogadeniya ee Magalada Manchesterna ay kasoo qaybgaleen iyo waliba Jaaliyadaha kale Leads, Birmingham iyo magalada london, liverpool iyo goobaha ka ag dhow manchester ayaa si guul iyo farxad leh kusoo dhamaatay. Faah faahinta barnaamijkan dib kala soco ONA iyo warbaahinta kale ee Somalida Ogadeniya.
Barnaamijkan oo Bahda Ilays Filimo idiinka soo diyarisay ayaa waxa kale oo Barnaamiyo looga diyariyay Radio Xoriyo iyo warbaahinta Qorahay Online oo dhamaantood goob joog ahaayen.
ONA









This celebration, which was very well organised and attended by hundreds of members of the Ogadenia Somali community in the city of Manchester, as well as other communities from Leeds, Birmingham, the city of London, Liverpool and areas near Manchester, concluded successfully and joyfully. Follow the details of this programme later on ONA and other Ogadenia Somali media.
This programme, which Ilays Films prepared for you, was also covered with programmes prepared by Radio Xoriyo and Qorahay Online media, all of whom were present at the venue.
ONA
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.


