Shabakadaha Somalida ayaa aad uga hadlay maalmihii la soo dhaafay banaanbixii ay jaaliyadaha Ogadenya ka dhigeen magaalooyinka Oslo iyo Copenhagen . Shabakadaha sida fiican uga sheekeeyay ee sawirada iyo filimada ka soo saaray waxaa ka mid ah shabakada nuxur.com oo cinwaan uga dhigay – Dhulka Ogadenya oo wax laga weydiiyay xoghayaha QM Ban Ki-moon iyo Raisal Wasaaraha Norway Jens Stoltenberg. Waxay ku bilaabeen;
Sidee bay uga jawaabeen (Xoghayaha QM iyo RW Norway) su’aalihii laga weydiiyey dhulka ogaadeeniya iyo mudaaharaadkii ka dhacay goobtii shirka looga hadlayey arimaha tamarta iyo shidaalka halkaasoo ay kasoo qeybgaleen Meles Zenawi iyo Raila Odinga.
Maqaalka iyo sawirada iyo filimka xiisaha leh ay soo galiyeen;
ONA.
Somali websites have spoken extensively in recent days about the demonstrations that the Ogadenia communities held in the cities of Oslo and Copenhagen. Among the websites that reported on it well and published photos and videos of it is the website nuxur.com, which headlined it: The Land of Ogadenia: Questions Put to UN Secretary-General Ban Ki-moon and Norwegian Prime Minister Jens Stoltenberg. They began:
How did they (the UN Secretary-General and the Norwegian PM) respond to the questions they were asked about the land of Ogadenia and the demonstration that took place at the venue of the conference on energy and oil issues, which was attended by Meles Zenawi and Raila Odinga?
The article, photos and interesting video they posted:
Watch here.
ONA.
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
