Opens in a new tab

Shacabka DDS_Ogadeniya Waxay Si Wayn u Diideen Boobka iyo Damaca Buuralyda Itobiya ay ku Rabaan Inay ku Qaataan Khayraadka Dihin ee …

ONA12 October 2025
Read in English

Shacabka DDS_Ogadeniya waxay si wayn u diideen boobka iyo damaca buuralyda Itobiya ay ku rabaan inay ku qaataan khayraadka dihin ee Soomalida diidmada iyo dareenka shacabka kolka ay arkeen waxay isku hawleen inay sameeyaan abaabul kooban oo kooxaha calooshooda u shaqaystayaasha ahi ku qabanayaan qayb ka mid ah Gobolada S/Ogadeniya .

Afahyeenka JWXO oo hadal kooban ku baahiyay Aladiisa Facbooka ayaa yidhi :waa dibad bax guul wade:dhaqanka lagu yaqaano gumaystaha ayaa ah inuu isticmaalo mar walbaa kooxo gaar ah oo ku qaba dano hunguri iyo mansab ay dhaafsanayaan sharafta bulshadooda.

_Sawirka Qabridahare Ogadeniya .

_Xaquuqda Sawirka Ogaden News Agency ONA

La wadaag