Sheekh Xasaan ayaa yiri “Aniga mowqifkayga ku aadan wadaadadda halganka maanta dunida kasocda colka la ah ee ladagaalamaya, anigu waxaan qabaa aduunkaba in la dhaafiyo, hadda ka horna waa idiin sheegay in fitnaday ummadda ku hayaan baa kadaran.
Halkan hoose kadhegeyso codkii [audio:https://ogadennet.com/wp-content/uploads/2011/12/sheikh-hassan13.mp3|titles=sheikh-hassan13]
Malihi waa gaalo, Malihi dhiigoodaa banaan asaalatan, laakiin fasaadka ay halganka iyo ummadda u geysanayaan ayaa waxkastaba ka daran.
Ayagu inay muta-awiliin yihiin baa laga yaabaa oo aakhara aan lacadaabin oo aaney naarba tegin baa laga yaabaa, laakiin ta'wiilkaagu wuxuu kuu cudurdaarayaa cindallaahi Subxaanuhu watacaalaa oo wax kuu taraayaa laakiin fasaadka aad dunida geysey inuusan waxba kuu qaban baa laga yaabaa sidaa darteed meeshan oo kale waxaa layiraahdaa Alqaatalu Mujjaahid Wal maqtuulu shahiid – Kii wax dilayna waa mujaahid kan ladileyna waa shahiid – Mays qaban kartaa? waa isqaban kartaa waxaa laguu dili fasaatka hadalkaa kadhalan iyo fatwadaada ka dhalan iyo duri taanka kadhalan iyo burburka ka dhalan.
Laakiin maadaama aad muta'wil ahayd oo daliil waxaad moodey aad daliil u qaadatay oo sidanina ay kula qumanayd Illaahayana aad ugu dhowaanaysey illaahay subxaanahu watacalaa inuu kuugu cudurdaaraa laga yaabaa, laakiin sharkaagaa aduunka lagu dhaafinayaa umadda.
Sidaa darteed baa loo yidhi – alqaatil mujaahidun wal maqtuul shahiid – taas waxaa soo hoosgeli ruuxa muslimka ah oo gaalo ku dhexdhinta oo aan la ogeyn kaas isaga xaqdaraa lagu diley laakiin maanan ogeyn, sidaa darteed kii wax diley waa mujaahid kan ladileyma waa maxay? waa shahiid la'ina isagu sabab meesha kuma lahayn oo muxarib maahayn mujaahidkuna ma ogeyn mujaahidka waxba looma haysto asagana waxba looma haysto haduusan gaalada lasafnayn.
Halkan hoose kadhegeyso codkii
Idan qadiyadda halkaasaan kataagnahay in la'igu eedeeyeyna waad ogtihiin oo xataa kutub layska qoray waa lasocotaan halkii baan taagnahay wadaadaha halganka maanta dunida kasocda iyo muslimiinta iska caabinaya gaalada xagaldaacinaya oo docwareemaya Yastaxiquuna in aduunka ladhaafiyo Wabilaahi towfiiq, ayuu yiri Sheikh Xasaan.
Xigasho http://somalitalk.com/2011/12/11/xasaan/
Sheekh Xasaan said: "My position on the clerics who are hostile to and fighting against the struggle taking place in the world today is that they should be removed from the world altogether, and I have told you before that the sedition they are causing the nation is worse.
Listen to the audio below [audio:https://ogadennet.com/wp-content/uploads/2011/12/sheikh-hassan13.mp3|titles=sheikh-hassan13]
They are not unbelievers, and their blood is not permissible in principle, but the corruption they are inflicting on the struggle and on the nation is worse than anything.
It may be that they are interpreters (muta-awiliin), and it may be that they will not be punished in the hereafter and will not go to hell. Your interpretation may excuse you before God, Glory be to Him the Most High, and benefit you, but it may do nothing for the corruption you have caused in the world. Therefore, in a case like this it is said: Alqaatalu Mujjaahid Wal maqtuulu shahiid - the one who kills is a mujahid and the one who is killed is a martyr. Can the two go together? Yes, they can go together: you are killed for the corruption arising from that speech, from your fatwa, from the disarray arising from it and from the destruction arising from it.
But since you were an interpreter, and thought you had taken evidence as your proof, and believed this was right and that you were drawing closer to God, God, Glory be to Him the Most High, may excuse you, but the nation will be rid of your evil by removing you from the world.
That is why it was said - alqaatil mujaahidun wal maqtuul shahiid. This also covers a Muslim who is among the unbelievers and is not known: that person was killed unjustly, but we did not know. Therefore, the one who killed is a mujahid, and the one who was killed is what? A martyr, because he had no part in the matter and was not a combatant, and the mujahid did not know. The mujahid is not held to account, and neither is he, as long as he was not lined up with the unbelievers.
Listen to the audio below
So that is where I stand on this issue. You know that I have been accused over it, and you are even aware of the books that have been written about it. I stand where I stood: the clerics who undermine and turn against today's global struggle and the Muslims resisting the unbelievers deserve to be removed from the world. And success comes from God," said Sheikh Xasaan.
Source
http://somalitalk.com/2011/12/11/xasaan/
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.