
Shir caalami ah oo lagaga hadlayo arimaha haweenka Geeska Afrika ayaa wuxuu ka furmay magaalada Lund ee wadanka Sweden, shirkaasoo socon doona inta u dhexeysa 23-25 September.
Shirkan oy iskakaashadaan, dawlada hoose ee magaalada Lund, jaamacada Lund iyo urur Somaali ah ayaa sanad walba ka dhaca magaaladan.
Shirkan oo ah kii tobnaad ee noociisa ah ayaa sanadkan ciwaankiisu yahay “Doorka ay haweenku ku leeyihiin nabadda iyo Horumarka -Role of Women in Promoting Peace and Development-.
Sharkan oo ay ka soo qayb galeen haween badan oo Soomaali ah oo ka kala socday dacalada aduunka ayaa laga jeediyay warbixino ka xog waramaya xaaladaha ay ku suganyihiin haweenka Soomaaliyeed iyo dhibaatiiyinka ka soo gaadha dagaalada sokeeye.

Marwo Ruqiya Xusseen Aabi oo ku hadlaysa codka haweenka Soomaalida Ogadenia ayaa khudbad xogwaran ah ka soo jeedin doonta shirka maalintiisa labaad oo bari ah oo qadaa dhigi doonta gobood-falka ay ciidamada Itoobiya u gaystaan haweenka Somaalida Ogadenia.
Shirakan ayaa waxa dawlada gumaysiga Itobiya uga soo qaybgali jiray madax ku sheega sare lakiin laga bilaabo sanadkii hore way ka gaabsadeen in ay ka soo qayb galaan shirkan caalamiga ah sababta ay uga soo qayb gali waayeena oo ah in ay kala kulmaan shirkan waji gabaxa
Wixii faahfaahin ah ee shirkan caalamiga ah ka soo kordha kala soco wararka danbe.
ONA.
An international conference discussing the affairs of women in the Horn of Africa has opened in the city of Lund in Sweden. The conference will run from 23 to 25 September.
The conference, jointly organised by the Lund municipal government, Lund University and a Somali organisation, takes place in the city every year.
This year's conference, the tenth of its kind, is titled "Doorka ay haweenku ku leeyihiin nabadda iyo Horumarka - Role of Women in Promoting Peace and Development".
The conference is attended by many Somali women from all corners of the world. Reports were presented on the conditions Somali women live in and the hardships they suffer as a result of civil wars.
Mrs Ruqiya Xusseen Aabi, speaking on behalf of the Somali women of Ogadenia, will deliver an informative speech on the second day of the conference, tomorrow, highlighting the abuses that Ethiopian forces commit against the Somali women of Ogadenia.
The Ethiopian colonial government used to send people it calls senior officials to this conference, but since last year they have refrained from attending this international conference. The reason they stopped attending is that they faced embarrassment at the conference.
Follow our upcoming reports for further details on this international conference.
ONA.AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

