Opens in a new tab

Shir lagu Xusayo -Maalinta Xasuuqa Ogadenya- oo ka Dhici Doona Dalka Norway

ONA14 March 2012
Read in English

Shir aad u balaadhan oo lagu martiqaaday wufuud kala duwan oo caalami ah ayaa maalinta Axadda ee 17ka Bishan Marso lagu qaban doonaa dalka Norway. Shirkan lagu xusayo maalinta –Ogaden Masscre Day– ayaa waxaa ka hadli doona aqoonyahno ku xeeldheer ariamaha Xuquuqul Insaanka. Waxaa loogu baaqayaa jaaliyadda S.Ogadenya ee Norway iyo guud ahaan shacabka Somaliyeed daggan Norway ee ka danqanaya dhibaatada lagu hayo shacabka walaalhood ah inay ka soo qayb galaan shirkaa.

ONA.

La wadaag