Waxaa shir wayn oo si wanagsan loosoo agaasamay laguqabtay xafiiska Jaaliyada Ogadenya ee magaala madaxda Johannesburg 10kii bishan May 2011.
Shirka oo uu gudoominayey xoog hayha jaaliyadda Koonfur Afrika hakgame Huud sheikh Cabdi ayaa waxaa loogu talagalay in lagu dhiso gudida fulinta ee urur hoosaadka dhalinyarada S. Ogadenya ee Koonfur Afrika. Shirkan oo ahaa mid inbadan la sugayay ayaa waxaa hawshiisa soo qaban qaabisay gudida jaaliyada Ogadenya qaybteeda gobolka Gauteng.
Shirka oo lagu furay wacdi diini ah ayaa ka dib lagu wareejiyay Xoghayaha ururka dhalinyarada iyo ardayda Ogadenya (OYSU) oo horay loogu magacaabay shir waynihii jaaliyada. Xoghayaha dhalinyarada ayaa wuxuu warbixin ka siiyay xubnaha jaaliyadda ujeedada shirka isagoo islamarkaana kubaraarujiyay xubnaha shirka ka sooqaybgalay ahmiyada uu yeeshay dhismaha ururka dhalinta iyo ardaydu.
Kadib warbixinadii ayaa waxaa la gudagalay dhismaha xubnaha gudida fulinta noqon doonta. Waxaa shirka lagu soo dhaweeyay mudene Mujaahid Sheikh Ibraahim Xoghayaha guud ee urur waynaha Midawga Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya oo kagala qebqaatay shirka khadaka telohoneka. Xoghayaha guud ee ururku ayaa wuxuu warbixn dheer siiyay xubnaha shirka fadhiyay wuxuuna kula dardaarmay dhalinyarada iyo ardayda “ Hadal yar iyo Hawl badan”. Waxaa isagana lagu soo dhaweeyay gudoomoyaha faraca Gauteng oo hadal qiirale ka jeediyay goobta.
Gudigii fulinta ee la doortay ayaa durbaba gudagalay qorshaynta iyo dajinta hawlaha ay qaban doonaan waxayna balanqaadeen inay ka soo dhalaalaan hawsha loo doortay.
Omar jigjiga – ONA/KA
A large, well-organised meeting was held at the office of the Ogadenia Community in the capital city of Johannesburg on the 10th of this month, May 2011.
The meeting, which was chaired by the acting secretary of the South Africa community, freedom fighter Huud Sheikh Cabdi, was intended to establish the executive committee of the Ogadenia youth sub-organisation in South Africa. This long-awaited meeting was organised by the Ogadenia Community committee's Gauteng Province branch.
The meeting opened with a religious sermon, after which it was handed over to the Secretary of the Ogaden Youth and Students Union (OYSU), who had previously been appointed at the community's general conference. The youth Secretary briefed the community members on the purpose of the meeting and at the same time reminded the participants of the importance of establishing the youth and students' union.
After the briefings, the process of forming the members of the future executive committee began. Honourable Mujaahid Sheikh Ibraahim, Secretary General of the main Ogadenia Youth and Students Union, who took part in the meeting by telephone, was welcomed to the meeting. The Secretary General of the union gave a long briefing to the members attending the meeting and advised the youth and students: "Few words and much work." The chairman of the Gauteng branch was also welcomed and delivered a passionate speech at the venue.
The elected executive committee immediately began planning and setting out the tasks they will carry out, and they pledged to excel in the work they were elected for.
Omar Jigjiga - ONA/KAAI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
