
Baroordiiqdii ay Kenya ka wadeen Ururka midawga dhalinyarada iyo ardayed Ogaadeeniya oo ayay maanta ku soo gabogabeeyeen Socodaal ay ku tageen qaar kamid ah garoomada ciyaaraha ee magaalada Nayroobi. Socodaalka kadib ayay mid kamid ah garoomadaas kula ciyaareen dhalinyaro halkaas oogu balansaneyd.
Kooxda magaca dhalinyarada OYSU ku ciyaareysay ayaa ahayed dhalinyaro meelo kala duwan ka yimid oo ciyaarta maanta u balansanaa iyadoo intii ayna garoonka galin ay dhamaan dhalinyaradii goobtaas joogtay sharxaad ka siiyeen muhiimada ay isugu yimaadeen in ay ahayed isxusuusin bishan February in ay tahay bil murug badan oo shacabka Ogaadeeniya ay ku xasuustaan dhibaatada lagu hayo shacabkooda, iyadoo dhalinyaradii meeshaas joogay ay qaybiyeen warqado ay ku daabacanyihiin sawiro dad la laayey kuwo lagubay, aqalo la gubay iyo dadka ay diif ka muuqato kuwaas oo laga soo qaaday dad ka qaxay Ogaadeeniya oo ku sugan gobolada dariska la aha Ogaadeeniya ee Soomaaliyeed.
Wariyaha ONA oo Xoghayaha Ururka OYSU Kenya Mudane Xassan Macalin Carab waydiiyey sababta Socodaalkooda iyo ciyaaraha galbta ayuu ku jawaabay Xoghayuhu “Muhiimada oogu wayn ee aan ka leenahay barnaamijkan waa in aan dadka Soomaaliyeed ee ku nool wadanka Kenya iyo dadka Kenyan ka ahaba aan dareensiino ama aan ogaysiin dhibaatada Shacabka Ogaadeeniya lagu hayo waan in aan tagnaa goob walba oo bulshadu isugu timaado si aan fursada oogu helo in aan fariintadanad gudbino” wuxuuna Xoghayuhu intaas raaciyey in 18 kii February ayna jooginin barnaamjikii baroordiiqada ahaa ayna maanta tahay maalintii ay soo gabogabeeyeen.

Sidoo kale Ururada bulshada Ogaadeeniya ee dalka Kenya oo ay oogu horeeyaan dhalinyaradu ayaa la odhan karaa waxay hormar ka sameeyeen is dhexgalka Ururada Bulshada ee quumiyadaha kala duwan ee Dalka Kenya, iyadoo sanadihii oogu danbeeyey ay xidhiidh fiican la yeesheen Hay’adaha Samofalka,Ururo dhalinyaro iyo Ururada Haweenka.
Madaxd Arimaha Bulashada Oysu Kenya Mudane Farxaan ayaa galbta noo sheegay in Ururka Dhalinyarada Qaranka wadanka Kenya iyo Hay’adaha xuquuqul Insaanka Kenya ee loo yaqaano Kenyan human Rights Commition ay xidhiidho la sameeyeen ayna sii wadi doonaan xidhiidhada ay la leeyihiin bulsho waynta Kenya maadaam Boqolaal qoxooti Soomaalida Ogaadeeniya ka soo jeedo dalkan ay k noolyihiin dano kale oo muhiim noo ahana ay nagaga xidhanyihiin ayuu yidhi mudane Farxaan.

ONA/Nairobi
The Ogaden Youth and Students Union (OYSU) today concluded the mourning commemoration it had been holding in Kenya with a march to some of the sports grounds in the city of Nairobi. After the march, they played a match at one of those grounds against young people with whom they had arranged to meet there.
The team playing under the name of the OYSU youth was made up of young people who had come from various places and had arranged to meet for today's match. Before they entered the pitch, the organisers explained to all the young people present the purpose of the gathering: to remind one another that February is a month of great sorrow, in which the people of Ogadenia remember the suffering being inflicted on them. The young people there also handed out leaflets printed with photographs of people who had been killed and burned, houses that had been burned, and people visibly in distress. The photographs had been taken among people who had fled Ogadenia and are now in the Somali regions neighbouring Ogadenia.
When the ONA reporter asked the Secretary of OYSU Kenya, Mr Xassan Macalin Carab, the reason for their march and the sports that afternoon, the Secretary replied: "Our main aim in this programme is to make the Somali people living in Kenya, as well as Kenyans themselves, aware of the suffering being inflicted on the people of Ogadenia. We must go to every place where the community gathers so that we get the opportunity to deliver this message." The Secretary added that the mourning programme did not stop on 18 February, and that today was the day they concluded it.
Likewise, it can be said that the Ogadenia community organisations in Kenya, led by the youth, have made progress in integrating with the community organisations of the various ethnic groups in Kenya. In recent years they have built good relations with charitable organisations, youth organisations and women's organisations.
The Head of Social Affairs of OYSU Kenya, Mr Farxaan, told us that afternoon that they have established relations with the National Youth Organisation of Kenya and with the Kenyan human rights body known as the Kenyan Human Rights Commission, and that they will continue their relations with the wider Kenyan community. "Since hundreds of Somali refugees from Ogadenia live in this country, and other important interests also bind us to it," said Mr Farxaan.
ONA/NairobiAI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
