Inaalilaahi Wa inaa Ilayhi Raajicuun- Waxaa Tacsi udireyna dhamaan Eheladi iyo Asxaabtii Halganka ee uu ka geeriyoday Marxuum Mahad Cumar Cali. Wuxuu ahaa abwaan iyo halgamaa qaali ah.
Marxuumka Waxa uu ku geeriyoday Magalada Djibouti waxaana lagu Aasay Magaalada Djibouti 27/02/2012.
Waxa Allaah uga baryaynaa inuu janadii kawaraabiyo. dhamaan shacbiga somalida ogadenia uu samir iyo iimaan kasiiyo
aamiin Amiin Amiin.
Taariikh Kooban:
Marxuum mahad wuxuu qiyaastii dhashay 1968 sida uu dada uu iisheegay aan ka qiyaasay
wuxuuna kudhashay ogadenia gaar ahaan galbeedka ogadenia balbalayti inkastoo qoyskooda inta badan ay kunoolaayeen aaga dhagaxbuur.
Mahad wuxuu kusoo barbaaray ogadenia isagoo dhalinyara ah ayuu kayimid wuxuuna kusoo koray waqooyiga Somalia- hargaysa halkaas ayuu mudo kunoolaa sanadihii 80 tameeyadii ayuu jabuuti usoo wareegay halkaas ayuu ku guursaday dhawr haweena hasa ahaatee way kala tageen badankood hal xaas ayaa kusoo hadhay waxayna udhashay 3 caruur ah oo ay 2 wiil oo barbaaro yihiin.
Mahad oo ahaa nin caan ku ah sameynta midhaha suugaanta oo uu u samayn jiray heesaha laxankana wuu saari jiray. Waxa uu carabka uu music kadhigi jiray sidaas ayuu kulabaxay fanaanbaadiye. Kooxda danab wuxuu baray sida carabka music looga dhigo.
Sanadkii 2001 laga billaabo illaa uu ka geeriyoday mahad waxa uu u taagna abaabulka Shacabka Somalida Ogadeniya isaga oo soo saaray Suugaan badan oo uu ku abaabulayo Shacabka kuna dhiiri galinayo inay ka qeyb qaataan sidii ay Jihaadka Ogadeniya uga qeybqaadan lahaayen ee lagu xoreynayo Shacabka Somalida Ogadeniya ee Xaqdarada iyo Gumeysiga looga xoreyn lahaa.
2002 ayaa mahad & n/hure c/rashiid xaaji c/raxmaan {c.rashiid ganay}iyo xubno kale oo ay iyagu abaabuleen ku aas aseen kooxda fanka iyo suugaanta JWXO ee gurmadqaran looyaqaano oo xiligaas la odhan jiray {Halgan}
Marxuum Mahad wuxuu ahaa nin dabeecad fiican oo aad ucalool fayaw oo qalbi jilicsan
Mahad wuxuu kaalin laxaad leh kaqaatay horumarinta jaaliyadaha Geeska Afrika gaar ahaan dhanka fanka- riwaayado badan ayuu si gaara isagu sameeyay qaarna wax kasameeyay. laakiin waxuu isagu kali ku ahaa laxanka heesaha afka laga sameeyo oodhan. Mudo kooban waxa uu kamaqna DJibouti waxa uuna kusoo laabtay Sanadkii 2007.
Mahad Sanadkii hore ayaa Waxaa lagu xidhay Wadanka DJibouti halkaas oo uu dhowr bilood ku xidhnaa xabsiga si xaqdaro ah ayaana lagu xidhay. Mahad waxa uu ku xanuunsaday Xabsiga dhexdiisa isagoo xanuunkiisa mar aan wada hadalay iigu sheegay dhaxan feedhaha kudhufatay dhakhtar fiicana muusan helin bukaan socod ayuu iska ahaa ilaa xiligaas.
Marxuumku waxa uu kamid yahay Ummada Somalida Ogadeniya ee ku nool Geeska Afrika. Dhibaatoyinka kala gadisan ee Gumeysi iyo cadaadis kala kulmay Gumeysiga.
Ilaahay waxaan uga baryayaa mahad inuu janadiisii kawaraabiyo.
Dhamaan shacabka somalida ogadenia ee uu ka geeriyoodayna uu samir & iimaan kasiiyo
aamiin aamiin
Waxaa Soo diyariyay
Bashir A Gurey
ONA
Inna Lillahi wa Inna Ilayhi Raji'un – We send our condolences to all the family and the comrades in the struggle of the late Mahad Cumar Cali, who has passed away. He was a poet and a precious freedom fighter.
The deceased passed away in the city of Djibouti and was buried in the city of Djibouti on 27/02/2012.
We pray to Allah to make him an inheritor of paradise, and to grant patience and faith to all the Somali people of Ogadenia.
Amen, Amen, Amen.
Brief History:
The late Mahad was born around 1968, as I estimated from the age he told me.
He was born in Ogadenia, specifically in western Ogadenia, in Balbalayti, although his family mostly lived in the Dhagaxbuur area.
Mahad grew up in Ogadenia. He left as a young man and grew up in northern Somalia – Hargaysa, where he lived for a period. In the 1980s he moved to Djibouti, where he married several women; however, he separated from most of them. One wife remained with him, and she bore him 3 children, 2 of whom are boys who are young men.
Mahad was a man famous for composing poetic lyrics; he wrote songs and also composed their melodies. He used to turn the voice into music, and that is how he came to be known as Fanaanbaadiye. He taught the Danab group how to turn the voice into music.
From 2001 until his death, Mahad stood for the mobilisation of the Somali people of Ogadenia, producing much poetry through which he mobilised the people and encouraged them to take part in the Jihad of Ogadenia, by which the Somali people of Ogadenia would be liberated from injustice and colonialism.
In 2002, Mahad & the late C/rashiid Xaaji C/raxmaan {C.rashiid Ganay} and other members whom they themselves mobilised founded the ONLF art and poetry group known as Gurmadqaran, which at that time was called {Halgan}.
The late Mahad was a man of good character, very kind-hearted and soft-hearted.
Mahad played a significant role in the development of the Horn of Africa communities, especially in the field of art – he created many plays on his own and contributed to others. But he was unique in composing melodies for songs made with the voice alone. For a short period he was absent from Djibouti, and he returned in 2007.
Last year Mahad was arrested in the country of Djibouti, where he was held in prison for several months; he was arrested unjustly. Mahad fell ill inside the prison. When we once spoke about his illness, he told me that cold had struck his ribs and he did not get a good doctor; he had been an outpatient until that time.
The deceased is one of the Somali nation of Ogadenia living in the Horn of Africa, who have faced various hardships of colonialism and oppression from the colonisers.
I pray to God to make Mahad an inheritor of his paradise.
And to grant patience & faith to all the Somali people of Ogadenia whom he has left behind.
Amen, Amen.
Prepared by
Bashir A Gurey
ONA
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

