
Hadalada ay ku dhawaaqayeen ciidankii Itobiya ay laynayay shacabka masaakiinta ah wuxuu ahaa; “Laaya dhamaantood. Waa inuusan hal qof oo Anuka ah ku hadhin halkan. Dhul ay leeyihiin Anuka waa in aan dib dambe loo maqal. Qof nugu eedeynaya arintaa oo na xidhaya majiree waa in aan tirtirnaa kuwa rabshada wada.
“Let us kill them all! From today forward there will be no Anuak! There will be no more Anuak land! No one will arrest us! Erase the trouble makers!”
Warar aanu ka helay ilo xogogaal ah ayaa waxay sheegayaan in la dilay Taliyhii Liyu Booliska ee gobolka Gambella Obange Amew Ujidho. Waxaa kalen oo taliyaha ciidanka lala dilay hal laskari, taas oo keentay in Markiiba ammniga gobolkaas la adkeeyay oo loo diiday in shacbiga halkaas ku nool ay isu kala socdaan..
Taliyahan la dilay ayaa waxa uu ka tirsanaan jiray jabhada ka soo hor jeeda taliska Woyanaha,ka dibna waxa uu isu soo dhiibay taliska EPRDF halkaas oo mudo ka dib laga dhigay Taliyhii Liyu Booliska ee gobolkaas. Waxaa kale oo lagu xauustaa Obange Amew in uu ka qayb qaatay xasuuqii ka dhacay gobolka Gambella 7 sano ka hor, halkaas oo dad badan oo aan waxaba galbsanin lagu laayay.
Dilkan la dilay Amew Ujidho oo ay awlba dadka aad u nabcayeen ayaa waxay farxad galisay dadwaynahii ku noola gobolkaas iyaga oo carabka ku dhufanaya ,” waxaa la dilay calooshii u shaqysate”
Waxaa kale oo ay waraku intaa ku darayaan in ay xaalada gobolkaasi kacsantahay oo ay gaadhay heer uu madaxwayaha gobolkaasi Obange Ommit oo xataa isku aamini waayay in uu gurigiisa u hoydo.
Waxaa kale oo aynu la soconaa in mudo 3bariah laga joogo isla gobolkaas la gudilay 2 askari oo ka tirsanaa Booliska Federal eeEthiopia. Isla gobolkana ayaa waxaa lagu dilay madaxii dhaqaalaha ee Kambaniga loo yaqaano Star oo maal galin ka waday gobolkaas. Kmbanigan la yidhaado Star ayaa waxaa iska leh ninka maalqabeenka ah ee ay dhalashadiisu Sacuudaga tahay ee la yidhaahdo Al Amoudi.
Guud ahaan wararka is daba jooga ah ee ka imanayaa gobolka Gambellada ayaa waxa uu tibaaxayaa in ay xaalada gobolkaas aad ay u murugsantahay.
ONA.
The words shouted by the Ethiopian troops as they massacred the poor civilians were: "Kill them all. Not a single Anuak person must remain here. The land belonging to the Anuak must never be heard of again. There is no one who will blame us for this or arrest us; we must wipe out those who are stirring up trouble.
“Let us kill them all! From today forward there will be no Anuak! There will be no more Anuak land! No one will arrest us! Erase the trouble makers!”
Reports we have received from well-informed sources say that the commander of the Liyu Police in Gambella region, Obange Amew Ujidho, has been killed. One soldier was also killed along with the commander, which immediately led to security being tightened in the region and the people living there being prevented from moving about.
The slain commander was formerly a member of a rebel front opposed to the Woyane regime, after which he surrendered to the EPRDF regime, and some time later he was made commander of the Liyu Police in the region. Obange Amew is also remembered for having taken part in the massacre that took place in Gambella region 7 years ago, in which many innocent people were slaughtered.
The killing of Amew Ujidho, whom the people already deeply hated, brought joy to the public living in the region, who were saying aloud, ” the one who worked for his belly has been killed”
The reports further add that the situation in the region is tense and has reached the point where the president of the region, Obange Ommit, no longer even feels safe enough to spend the night in his own home.
We are also aware that 3 months ago, 2 soldiers belonging to the Federal Police of Ethiopia were killed in the same region. Also in the same region, the head of finance of the company known as Star, which was carrying out investment in the region, was killed. The company called Star is owned by the wealthy man of Saudi nationality named Al Amoudi.
Overall, the successive reports coming from Gambella region indicate that the situation in the region is very grave.
ONA.
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
