
Jamacada Johannesburg University oo loo soo gabiyo UJ oo ah jamacadii qaybta libaax ka qaadatay la dagaalankii xukunkii midab-takoorka isla marahaantaana caan ku ah u ololaynta xuquuqda aadanaha (one of the world’s most famous university for human right advocacy) ayuu xogyaha OYSU-SA maalinimadii salaadda Jimcaha khudbad aad u qiimi badan ka jeediyay.
Xoghayaha ayaa hadalkiisa ku bilaabay sidan; “Walaalayaal waxaan aad ugu faraxsanahay inaan salaada kula tukado maanta oo ah maalin Ramadaan ardayda jaamacadda caanka ku noqotay u ololaynta xuquuqul insaanka saan idiinla wadaago warbixino murugo iyo tiiraanyo leh oon idiinkaga wado wadan iyo dad shacab ah oon aad loo aqoonin oo la yidhaahdo Ogadenya oo ku jira marxaladii 3xaad ee halgankooda ay ku doonayaan xoriyad.”
“ Dear brothers and sisters I am grateful to attend this imperative prayer with you- students of one of the world’s famous universities for human right advocacy on a very important occasion of the Ramadan to share a heart breaking story and information with you about a little known region of Ogaden and its people who are in the 3rd libration struggle for freedom.”
Wafdiga ka socday ururka OYSU oo uu hogaamin hayey mudane Huud Sheikh Badri oo ah Xogaha guud ee ururka OYSU ee S.A. ayaa dadkii meesha isugu yimid oo isugu jiray Madow Hindi Cadaan oo u badanaa ardayda wax ka dhigata jamacada UJ qaarna ay ahaayeen Doctors iyo Professors iyo macalimiinba ayaa aad iyo aad uga xumaaday dhibaatada ay warbixintu xambaarsanayd, iyagoy qaarkood ay ka muuqatay murugo iyo xamasad.
Xogahayuhu maruu ka hadlayay sababta kacdoon lamid ah kuwa ka socda Waqooyiga Afrika uga dhici la’yahay Ethiopia ayuu yidhi; dadkayagu xor uma aha xataa inay is xoreeyaan, mana haysano awood siyaasadeed oon ku muujisano waxaan doonayno – ( — we are not free to free ourselves, nor we have any sources for political power.)
Wuxuu intaa raaciyay in dadka Itobiya ku nool aanay xataa haysanin xoriyad ay halmeel isugu yimaadaan mana helaan adeega isgaadhsiineed ee casriga ah, isla-markaana looma ogola waxkasta oo u sahli kara awood siyaasadeed oy ku afganbiyaan xukunka guumaysiga.
Ururka OYSU ayaa rajayn haya inuu wax badan ka qaban doono sidii ay fagarayaasha iyo jamacadaha waaween ee South Africa u dhex geyn lahaayeen qadiyada Ogadenia.

Waxaa xusuusin mudan in jaamacaddan Johannesburg ay qayb weyn ka qaadatay in xidhiidhka loo jaro dowlada Israel ka dib markay ku tumatay xuquuqda dadka reer Falastiin.
ONA JOHANESBURG
At Johannesburg University, known in short as UJ, a university that played a lion's share in the struggle against the apartheid regime and is at the same time renowned for advocating human rights (one of the world's most famous university for human right advocacy), the secretary of OYSU-SA delivered a very valuable speech on the day of the Friday prayer.
The secretary began his speech as follows: "Brothers and sisters, I am very happy to pray with you today, a day of Ramadan, students of the university that has become renowned for advocating human rights, so that I may share with you sorrowful and grievous reports, which I bring to you about a little-known country and civilian people called Ogadenia, who are in the 3rd phase of their struggle in which they seek freedom."
" Dear brothers and sisters I am grateful to attend this imperative prayer with you- students of one of the world's famous universities for human right advocacy on a very important occasion of the Ramadan to share a heart breaking story and information with you about a little known region of Ogaden and its people who are in the 3rd libration struggle for freedom."
The delegation from the Ogaden Youth and Students Union (OYSU), led by Mr Huud Sheikh Badri, the Secretary General of OYSU S.A., was received by the people gathered there, who included Black, Indian and White people, mostly students studying at UJ, some of them Doctors, Professors and teachers; they were deeply saddened by the suffering the report conveyed, with sorrow and anger visible on some of their faces.
When the secretary spoke about why an uprising similar to those taking place in North Africa is unable to occur in Ethiopia, he said: our people are not free even to free themselves, and we do not have political power through which we can express what we want – ( -- we are not free to free ourselves, nor we have any sources for political power.)
He added that people living in Ethiopia do not even have the freedom to gather in one place, nor do they have access to modern communication services, and at the same time they are not permitted anything that could facilitate political power with which they could overthrow the colonial regime.
The Ogaden Youth and Students Union (OYSU) hopes to do a great deal so that the forums and major universities of South Africa would take up the Ogadenia cause.
It is worth recalling that this University of Johannesburg played a major part in the cutting of ties with the state of Israel after it trampled on the rights of the Palestinian people.
ONA JOHANESBURGAI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
