Ururka OYSU-FINLAND ayaa ka qaybgalay seminaar socdey labo-maalmood oo loogu talogalay ururada dhalinyarda ee ka jira dalkan
seimaarkaas waxa soo diyaarisay wasaarada arimaha dhalinyarada dalkan finland, seminaarkaas oo si khaas ah loogu casuumay ururka oysu. Seminaarkaasoo dhalinyarada lagu barayey maamulka iyo maaraynta waxaa uga qaybgalay masuulinyiin ka tirsan maamulka oysu oo kala ahaa mudane cabdirixiin iyo mudane cabdikhadar.
seminaarkaas waxaa loogu talogalay ururada ka jira dalkan laguna barayey habka loo horumariyo ururka, sida loo ilaaliyo xogta ururka,
dhaqangelinta qorshayaasha ururka u qoran iyo habka wada shaqaynta ururada kala duwan ee dalkan ka jira iyo siday xidhiidh ula samayn lahaayeen dowlada.
seminaarka oo ahaa mid caalami ah ayey sidii loogu talo galay uga faa’iideysteen masuuliyiintii uga qaybgalay ururka oysu hadii eebbe idmona uga sii faa’iideyn doontaa ururka intiisa kale.
Dhalinyarada Somalida Ogadeniya ee wadanka Finland ayaa wada dhaqdhaqaaqyo badan oo ay ku dhexgalayaan bulshada iyo hayadaha dowliga ah iyo kuwa aan dowliga aheyn ee wadanka Finland iyaga oo bara qadiyada shacabka Somalida Ogadeniya. Horay waxa dhalinta OSYU ee Finland ay kulamo iyo wada shaqeyn la yeesheen hayado badan oo ay kamid tahay Haayada Amnesty International. oo qoraalo kuso saaraty bogga Amenetsy International Finland xogag ka sheekeynaya qadiyada Ogadeniya.
cabdiraxmaan jarari
ONA
The OYSU-FINLAND organisation took part in a two-day seminar intended for the youth organisations in this country.
The seminar was organised by the Ministry of Youth Affairs of Finland, and OYSU was specially invited to it. At the seminar, where young people were taught administration and management, OYSU was represented by officials from its leadership, Mr Cabdirixiin and Mr Cabdikhadar.
The seminar was intended for organisations in this country, and it taught how to develop an organisation, how to protect an organisation's data,
how to implement an organisation's written plans, how the various organisations in this country can work together, and how they can build relations with the government.
The seminar, which was an international one, benefited the OYSU officials who attended it as intended, and, God willing, the rest of the organisation will also benefit from it.
Ogadenia Somali youth in Finland are carrying out many activities through which they engage with society and with governmental and non-governmental agencies in Finland, informing them about the cause of the Somali people of Ogadenia. Previously, OSYU youth in Finland held meetings and worked with many agencies, including Amnesty International, and they posted writings on the Amnesty International Finland website containing information about the Ogadenia cause.
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

