Ururka u dooda Suxufiyiinta ee loo yaqaano CPJ (Commitee to Protect Journalists) oo Fadhigiisu yahay New York- ayaa waxa ay soo saareen mareeg ay ku canbaareynayaan Raisal Wasaraha Ethiopia Males Zenawi. Ra isalwasaraha Ethiopia ayaa ku sheegay suxufiyiinta u dhashay Sweden ee lagu qaffaashay Ogadeniya inay yihiin Argagaxiso.
Raisal wasaraha Ethiopia ayaa hadalkan yiri waqti lasugayo in lamaxkamadeeyo wariyaasha u dhashay Sweden oo muddo kusugna xabsiga Ethiopia. Waxayna taas muujinaysa in si caddaalad darro ah loo xukumo. Mudadii lasoo qafaashay illaa hadda wax xuquuq ah dowlada Ethiopia maysan siinin suxufiyintan u dhashay Sweden. Waxana lagu xukumay inay yihiin argagaxiso iyaga oosan helin ama uusan la joogin qareenkoodi u doodayay dhanka sharciga. Hadalka uu saxaafada siiyay raisal wasaraha Ethiopiana waxa ay sii xoojinaysa inaysan wax caddaalad ah helin oo la duudsiyo xaqooda. Waxa saas yiri Wakiilka u qaabilsan CPJ Afrika.
Ururkan CPJ aya mareegta ay soo saareen ku sheegay in KGT Zenawi wareysigii uu siiyay isniinti wargeyska aftenposten innu ku sheegay Presson iyo schibbye inay fal argagaxiso ku howlanayeen. Waxuuna sheegay in ay ahaayeen wiilal u addeegayay argagaxiso, maysan aheyn suxufiyiin. KT Zenawi ayaa yiri haddey suxufiyiin ahaayeen maxaa ay usoo raaceen urur argagaxiso oo ururkaas usoo galiyay dhulka Ogadeniya. Maxay uga qeyb qaateen daggaalka ururkan argagaxisada ah. Waxa aan heyna caddeyn iyaga oo hub watta. Haddii ficilkaas ahaa mid suxufinimo anigu ma aqaano waxa argagaxiso loogu yeedho. Sidaas waxa yiri kaligi taliye Zenawi oo kawaramaya Wariyaasha Sweden ee ku xidhan Ethiopia.
KGT Zenawi ayaa ku sheegay suxufiyiinta u dhashay sweden inay galleen danbi, Cidii rabta inay si sharci ah kusoogalaan Ethiopia waxa ay helikaraan inay si sharci ah kuso galaan loomana diidayo wadanka inay soo galaan hadey doonaan suxufiyiin ha ahaadeene.
CPJ waxa ay sheegeen in hadalka KGT Zenawi ee sheegaya in suxufiyintu xor u yihiin inay aadi karaan Ethiopia in waxba ka jirin waxayna mareegtoda kusoo saaren. illaa hada inay jiraan suxufiyiin tiro badan oo u dhashay wadanka Sweden oo dalbaday in lasiiyo oggolaansho ay ku aadan wadanka Ethiopia si ay goob joog uga noqdaan Maxkamada Presson iyo Shibbye lagusoo oogayo 18 October illaa hadana hal qof oo helay ma jiro oggolaansho uu ku aado Ethiopia.
CPJ waxa ay sheegeen in hadda wadanka Ethiopia ay ku jiraan xabsiga 8 suxufiyiin. Wadanka Ethiopia waxa uu noqonaya wadanka labaad ee ugu xidhayga badan suxufiyiinta islamarkaasna wadanka adduunka ugu horreeya ee caddaadis awgiis u masaafuriya wariyaasha u dhashay wadankisa. Waxa sidaas qoray CPJ.
Sidaas oo ay tahay waxa Zenawi uu sheegtay wargeyska aftenposten in Ethiopia ay usocoto jihadii saxda aheyd oo tubta toosan xuqquuqul insaaka ethiopia lasaaray. Waxuuna sheegay in Ethiopia tahay wadan qofka xuquuqdiisa asaasiga ah latixgaliyo.
CPJ waxa ay sheegeen inay codsanayaan in maxkamada lasaarayo labada suxufi in ay noqoto mid cadaalad ku dhisan iyada oo kiiskan uu yahay mid lasiyaasadeeyay waqtigan.
The journalists' advocacy organisation known as CPJ (Committee to Protect Journalists), which is based in New York, has issued a statement condemning Ethiopia's Prime Minister Males Zenawi. The Ethiopian Prime Minister described the Swedish-born journalists who were captured in Ogadenia as terrorists.
The Ethiopian Prime Minister made these remarks at a time when the Swedish-born reporters, who have been held in an Ethiopian prison for some time, are awaiting trial. This shows that they will be sentenced unjustly. Since they were captured, the Ethiopian government has not granted these Swedish-born journalists any rights. They have been judged to be terrorists without having access to, or the presence of, their lawyer to defend them on the legal side. The remarks the Ethiopian Prime Minister gave to the press further reinforce that they will not receive any justice and that they are being denied their rights. This was stated by CPJ's Africa representative.
In the statement it issued, the CPJ said that PM Zenawi, in an interview he gave on Monday to the newspaper Aftenposten, claimed that Presson and Schibbye were engaged in terrorist activity. He said they were errand boys serving terrorists, not journalists. PM Zenawi said: if they were journalists, why did they accompany a terrorist organisation that brought them into the land of Ogadenia? Why did they take part in the fighting of this terrorist organisation? We have evidence of them carrying weapons. If that act was journalism, then I do not know what is called terrorism. So said dictator Zenawi, speaking about the Swedish reporters held in Ethiopia.
PM Zenawi said that the Swedish-born journalists committed a crime. Anyone who wishes to enter Ethiopia legally can do so legally, and no one is refused entry into the country if they wish, even if they are journalists.
The CPJ said that PM Zenawi's statement that journalists are free to travel to Ethiopia is baseless, and stated in its release that to date a large number of Swedish-born journalists have requested permission to travel to Ethiopia in order to attend the trial of Presson and Shibbye, set for 18 October, yet so far not a single person has received permission to travel to Ethiopia.
The CPJ said that 8 journalists are currently in prison in Ethiopia. Ethiopia is becoming the second country that jails the most journalists, and at the same time the leading country in the world from which reporters born in that country are forced into exile due to pressure. So wrote the CPJ.
Despite this, Zenawi told the newspaper Aftenposten that Ethiopia is heading in the right direction, on the straight path on which Ethiopia's human rights have been placed. He also said that Ethiopia is a country where a person's basic rights are respected.
The CPJ said that it is requesting that the trial of the two journalists be one built on justice, as this case has now been politicised.
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

