Wargayska ugu wayn wadankan Sweden ee lagu magacaabo Aftonbladet.se ayaa lagu soo daabacay bogiisa hore maqaal dheer oo aad u xiisa badan soona jiitay in dhaha saxaafada caalamka iyo dadka reer Sweden oo ay caado u tahay in uu qof walba subixii akhriyo wargayska inta uuna u kalihin Shaqadiisa.
Wariyayaal ka socday wargayskan caanka ah ayaa waxay si toos ah uga soo gudbiyeen maqaalkan Xerada QoxootigaKenyaee Dadaab halkaas oo ay ku suganyihiin dad badan oo shacab ah oo ay xukumada Melz Zenawi ay ka soo barakicisay guryahoodi ay ku dhasheen.
Maqaalkan oo wata waraysiyo iyo sawiro naxdin leh waxay wariyayaashu ku soo qaadanayaan dad dhibanayaal ah oo dhamantood ka sheekaynaya dhibka loo gaystay ayaga iyo dhamaan Shacbka Somalida Ogadeniya ee ay ka soo carareen sida Kufsiga, Jidh-dilka, Mirjinta, Dilka aan kala jogsiga lahayn, Xadhiga bilaa sababta ah iyo xadgudubyada baahsan ee Itoobiya ka wado guud ahaan Gobalda Soomalida Ogadeniya.
Hadaba maqaalkan oo koobnaa ilaa 4qaybood oo dhamantood ka hadlayay xasuuqa arxan darada ah ee ay Itoobiya ka wado Ogadeniya ayaa waxaa cinwaan looga dhigay;
(WATAN SABABTII 2 WARIYE EE RER SWEDEN AY NAFTOODA HALISTA U GALIYEEN SI AY U SOO BANDHIGAAN XASUUQA KA SOCDA OGADENIYA EE AY ITOOBIYANA DOONAYSO INAY QARISO).
Waxay wariyayaashu ku soo bandhigayaan maqaalkooda dad la jidh-dilay oo la waraysanaayo qaar xubnohoodi ku wayay xasuuqa shacbka Ogadeniya lagu hayo oo aan waligoodba helin wax hawlo caafimaad ah , waxaa kale oo ay ku soo qaadanayaan dad guryahoodii la gubay qaar laga laayay xolohoodii kuwo beerihii lagala wareegay.
Qaybta labaad ee maqaalka ayaa waxaa ciwaan looga dhigay (JARAAIDKA UGU WAYN WADANKAN SWEDEN OO SI TOOS AH U SOO GUDBINAYA XAQIIQADII DHABTA AHAYD EE ADUUNKU INDHAHA IYO DHAGAHABA KA FURAYSTAY) ayagoo halkaana ku soo qaadanaya in aduunku uu iska idho tirayo dhibatooyinka aan kala joogsiga lahayn ee Itobiya ku hayso Ogadeniya xaaladuna ay hada marayso mel aan indhaha laga daboolan karin wax walbana ay banaanka yimadeen.
Qaybta sedexaadna waxay ciwan uga dhigeen (WAY I GARACEEN WAYNA I KUFSADEEN) ayagoo ku soo qadanaya gabdho iyo hooyooyin inta la kufsaday hadana la jidh-dilay oo ku curyaamay sabataas, kuwo caruurtii laga layay iyo kuwo ayagoo uurka kuwada ilmaha laga soo riday intii caloosha laga galiyay baadka qoriga. Waxayna soo qadanayaan sawiro iyo waraysi toos ah oo qof walba uu arki karo dhibka ku dhacay gabdhahaas dulman.
Qaybta afraad oo loo qoray si faala ah, waxaa ciwaan looga dhigay (XASUUQA KA SOCDA OGADENIYA WAA DABAR GOYN BINI’AADAMNIMO). Wariyayaasha ayaa waxay waraysiga kasoo qaadeen xeryaha qoxootiga eeKenya.
Marka aad maqaalka akhrido qofkii damiir leh indhihiisa ilmo ayaa kasoo daadanaysa. Sawirada waxaa ka muuqda dhaawacyada loo gaystay gabdhaha iyo wiilasha. waxaa ku jira gabdho la kufsaday oo dhaawac xun loo gaystay jidhkooda ,dad gurigooda lagu dhex gubay ehelkoodiina la laayay iyo dad xubnaha jidhkooda la gooyay iyo dad ay ka muuqdaan jidg-dilkii loo gaystay waraysiga dhibbanayaasha waxaa kale oo ka muuqda nolol xumada dadkaasi ku haysata xeryaha qoxootiga iyo xeryaha qoxootigaKenyaoo buux dhaafay.
Maqaalka oo ka kooban saddex bog oo waawayn wuxuu qoraalkiisa kusoo gabagabaynayaa in labada wariye ee iswidhishka ah ee xidhan ay rabeen in ay soo qoraan arrimo noocan oo kale ah, haddana ay u xidhan yihiin sababtoo ah waxay kashifayeen xasuuqa ay itoobiya ka waddo gobolka Ogadeniya,waxaa sidoo kale ku qoran dalabkii dadka la waraystay ee ahaa in caalamku isku dayo inuu joojiyo xasuuqa ka socda gobolka Ogadeeniya iyo in maxkamad lasoo taago dadkii dhibatooyinkan u gaystay dadka la waraystay iyo in shirkadaha shidaalka baadha oo qayb ka ah xasuuqa ay isaga baxaan guud ahaan Dhulka Soomalida Ogadeniya.
Isku soo wada duuboo qadiyada Soomalida Ogadeniya ayaa waxay caan ka noqotay wadamadan Skandinvianka la isku dhoho kadib qafalashadii 2 wariye ee rer Sweden madaama ay wadamadani yihiin kuwo inta badan isku luuqada ah iskuna xidhan dhinac kasta waxayna kentay taasi in malin kasta ay saxafadu so toos ah dood wadaagyo ugu samayso xalada Ogadeniya waxadna arkaysa in malin kasta ay saxaafadu soo radsanayso Jaaliyada iyo Ururka Dhalinyarada OYSU Sweden si ay uga helaan xog dheeraad ah xalada qalafsan ee Ogadeniya.
ONA-Madaale/Sweden.
The largest newspaper in Sweden, called Aftonbladet.se, has published on its front page a long and very compelling article that has drawn the attention of the international media and of the people of Sweden, for whom it is customary to read the newspaper every morning before setting off for work.
Journalists from this well-known newspaper filed this article directly from the Dadaab refugee camp in Kenya, where many civilians whom the Meles Zenawi regime displaced from the homes in which they were born are living.
In this article, which carries interviews and shocking photographs, the journalists present victims who all speak about the suffering inflicted on them and on all the Somali people of Ogadenia from which they fled, such as rape, torture, beatings, relentless killing, arbitrary detention and the widespread abuses that Ethiopia is carrying out across the Somali regions of Ogadenia.
This article, which consisted of as many as 4 parts, all of which spoke about the merciless massacre that Ethiopia is carrying out in Ogadenia, was given the headline:
(THIS IS WHY 2 SWEDISH JOURNALISTS RISKED THEIR LIVES TO EXPOSE THE MASSACRE TAKING PLACE IN OGADENIA, WHICH ETHIOPIA WANTS TO HIDE).
In their article the journalists present people who were tortured, and interview some who lost their limbs in the massacre being inflicted on the people of Ogadenia and who never received any medical care. They also present people whose homes were burned, some whose livestock were slaughtered and others whose farms were seized.
The second part of the article was given the headline (SWEDEN'S BIGGEST NEWSPAPER DIRECTLY REPORTS THE REAL TRUTH TO WHICH THE WORLD HAS CLOSED BOTH ITS EYES AND ITS EARS), and there they state that the world is turning a blind eye to the relentless suffering Ethiopia is inflicting on Ogadenia, and that the situation has now reached a point where it can no longer be hidden from view and everything has come out into the open.
They titled the third part (THEY BEAT ME AND THEY RAPED ME), presenting girls and mothers who were raped and then tortured and were crippled as a result, others whose children were killed, and others who were pregnant and whose babies were aborted after a rifle butt was driven into their bellies. They present photographs and direct interviews in which anyone can see the suffering that befell these oppressed girls.
The fourth part, which was written as commentary, was given the headline (THE MASSACRE TAKING PLACE IN OGADENIA IS A GENOCIDE AGAINST HUMANITY). The journalists conducted the interviews in the refugee camps in Kenya.
When you read the article, anyone with a conscience will have tears pouring from their eyes. The photographs show the injuries inflicted on girls and boys. They include girls who were raped and whose bodies were badly injured, people who were burned inside their homes and whose relatives were killed, people whose limbs were cut off, and people on whom the torture inflicted on them is visible. The interviews with the victims also show the poor living conditions those people face in the refugee camps, and the overcrowded refugee camps in Kenya.
The article, which consists of three large pages, concludes its text by stating that the two imprisoned Swedish journalists wanted to write about matters of this kind, and that they are imprisoned because they were exposing the massacre Ethiopia is carrying out in the Ogadenia region. Also written in it is the request of the people interviewed that the world try to stop the massacre taking place in the Ogadenia region, that those who inflicted this suffering on the interviewees be brought before a court, and that the oil exploration companies that are part of the massacre withdraw from the whole of the Somali land of Ogadenia.
In summary, the cause of the Somali people of Ogadenia has become well known in these countries known as Scandinavia following the capture of the 2 Swedish journalists, since these countries largely share a language and are connected in every respect. This has led the media to hold live debates on the situation in Ogadenia every day, and you can see the media every day seeking out the community and the Ogaden Youth and Students Union (OYSU) in Sweden to obtain further information on the complex situation in Ogadenia.
ONA-Madaale/Sweden.
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

