Opens in a new tab

Wakiilka Gumaysiga Itobiya Mustafe Omar oo la Socda Xaaladaha Abaaraha ee ay Bulshada Dawlada Dagaanka Soomalidu DDS ku Jirto ayaa 15 …

ONA8 February 2026
Read in English

Wakiilka gumaysiga Itobiya Mustafe Omar oo la socda xaaladaha abaaraha ee ay bulshada Dawlada Dagaanka Soomalidu DDS ku jirto ayaa 15 Millon oo bir siiyay maamulka Axmaarada taasoo la sheegay in lagu qurxinayo magalada Gondhar .

Hadaba maxay ka dhigantahay hantida sida xooga ah looga qaado shacbka Soomalida ayadoo lagu sheegayo Canshuur si madax furasha ahna ceelasha xoolahu ka cabayaan ay maamulada Dagmooyinku dadka shacabka ah uga qadaan in qoowmiyadaha Xabashida Tigrega Oromada iyo Canfarta ay wakiilada PP ay siiyaan malin walba ?.

ONA

La wadaag