Hogaanka Arrimaha Dibada ONLF mudane Cabdi raxmaan mahdi ayaa waxa uu siiyay waraysi Barnaamijka Ilays. Wareysigaas oo Hoggaanku kaga hadlay Xaalada cafimaad ay kusuganyihiin shaqalaha WFP ayaa waxa uu ku sheegay in shaqalaha WFP ay caafimaadkoodu aad u sareeyo cunno wanaagsan iyo caano Geel lasiiyay sida ugu dhaqso badana ay ula kulmi doonaan qoysaskodi. Waxa aan ku howlanahay sidii aan ugu wareejin lahayn qaramada midobay iyaga oo nabad ah.
Hogaanka ayaa wareysigaas ku sheegay in shaqalaha WFP ay kasoo furteen xabsi ku yaala xerada weyn ee lagu tababaro Hawayarinta. Xeradaas oo ku taala Galaalshe waxa kusugnaa ayuu yiri ciidan Ethiopian ah iyo hawaarin gaaraya 700. waxa halkaas aan ku dilnay illaa 300 askari oo kamid ah. waxana noo suurto gashay inaan xerada iyo magalada Galaalsheba Gacanta ku qabano. isaga oo hadalkiisa si wata ayaa waxa uu yiri waxa halkaas aan ka furanay hub aad u culus iyo maaliyad kaleba. Waxana xabsiga ku aragnay dad shacab ah oo garbo duub u xiran kuwo xoog lagu tababaro iyo maxaabiis kaleba oo ay kamid yihiin shaqalaha WFP. Dadkaas oo dhamaan kasii deynay xabsiga.
Cabdiraxmaan maaday ayaa waxa kale oo wax laga weydiiyay aragtida Caalamku ka heysto qadiyada Ogadeniya waxa uuna ku jawaabay in waqti aad u dhow miiska caalamka lagu gorfeyn doono sidii ay u gaari lahaayeen aayo ka tashi shacabka somalida Ogadeniya. isaga oo sheegay in hada ay jiraan wada tashiyo laga sameyay heer baarlamaanka Europe iyo Midka Mareykankaba gaarsiisan.
Wareysigan ayaa waxa kale oo lagu su’alay xiriirka u dhaxeeya ONLF iyo Eritrea waxa uu ku dhisanyahay iyo in xiriirkaas saameyn ku keensan karo siyaasada mustaqbalka ee ururka. Arintaas oo uu si faah faahsan oo kulul uu uga jawaabay.
Gudoonka Arimaha Dibada ee ONLF waxa kale oo uu ka hadlay xidhidho badan oo ka imanaya Ethiopia oo sheegaya in Ethiopia rabto heshiis ay la gasho ONLF. isaga oo cadeyay inaysan jirin wax wada hadal ah oo u socda Ethiopia iyo ONLF. Balse ay hadiyo jeer diyaar Ururka ONLF u yahay wada hadal.
Hadaba wareysigan oo faah faahsan waxa aad ka daawata www.ilaystv.com
The Head of Foreign Affairs of the ONLF, Mr Cabdi raxmaan mahdi, gave an interview to the Ilays programme. In the interview, the head spoke about the state of health of the WFP workers. He said that the WFP workers are in very good health, that they have been given good food and camel milk, and that they will be reunited with their families as soon as possible. "We are working on how to hand them over to the United Nations safely."
In the interview, the head said that the WFP workers were freed from a prison located in the large camp where militias are trained. In that camp, located in Galaalshe, he said there were Ethiopian troops and militias numbering about 700. "We killed up to 300 soldiers among them there, and we were able to take control of both the camp and the town of Galaalshe." Continuing his remarks, he said: "There we seized very heavy weapons and other supplies as well. In the prison we found civilians bound with their arms tied behind their backs, people being forcibly trained, and other prisoners, including the WFP workers. We released all of those people from the prison."
Cabdiraxmaan maaday was also asked about the international community's view of the Ogadenia cause, and he replied that very soon it will be examined at the international table how the Somali people of Ogadenia can attain self-determination. He said that consultations have now taken place reaching the level of the European Parliament and the United States as well.
In the interview he was also asked what the relationship between the ONLF and Eritrea is based on, and whether that relationship could affect the organisation's future policy. He answered this matter in detail and with passion.
The Head of Foreign Affairs of the ONLF also spoke about many reports coming from Ethiopia saying that Ethiopia wants to reach an agreement with the ONLF. He made clear that there are no talks under way between Ethiopia and the ONLF, but that the ONLF organisation is always ready for talks.
You can watch this detailed interview at www.ilaystv.com

AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
