Wariyaashii u dhashay wadanka Sweden Martin Schibbye iyo Johan Persson ayaa maxkamad ku sheegi caddalad darada ku dhisneyd waxay ku xukuntay 11 sanno oo xadhig ah, Maxkamada ayaa markii hore rabtay inay ku xukunto 18 sanno balse waxa laga soo xigtay inay dhaheen 11 sanno ayaa kufilan in lagu cabsi galiyo wariyaasha kale ee caalamka ee jecel in dhibatada Ogadeniya ay kasoo waramaan.
Loyarka labada wariye ayaa laga soo xigtay innuusan wali go’aan qadan wajiga labadaad ee ay ku talaabsanayaan. Waxa uu sheegay in lagu riixayo in wariyaashu ay qirtaan inay danbilayaal yihiin markaasna ay cafis weydiistaan. Arrinkaan ayaa ah mid ku adag dad aan danbi galin inay danbi qirtan. Maamulka KT Zenawi ayaa hadda ka hor maxaabiis uu ku xukumay khayimin wadan oo ay kamid aheyd Burtukan gabadha la yiraahdo oo xisbiga mucaradka EThiopia heysatay ku qasbay inay qirato danbi aysan galin si loo siidaayo midaas oo ay markii danbe isku qirtay inay danbiile khayimin wadan ah aheyd si loo sii daayo.
Xukunkan labada wariye ayaa ah mid wadamada Europe iyo dowlada Sweden fadeexad ku ah, maadama oo uu ka dhan yahay xoriyyada saxaafada. Hadaba haddii lagu guul dareysto in lasii daayo labada wariya sida ugu dhaqso badan waxaa uu noqon kara in wadamada EU ay ka jaraan gargaarka ay siiyaan kaligii taliye Zenawi.
Hoos waxa ka dawata filim ka hadlaya Arrimhan;
The Swedish-born journalists Martin Schibbye and Johan Persson have been sentenced to 11 years in prison by a court described as built on injustice. The court initially wanted to sentence them to 18 years, but it was reported that they said 11 years would be enough to intimidate other journalists around the world who wish to report on the hardship in Ogadenia.
The lawyer for the two journalists was quoted as saying that he has not yet decided on the second phase of the steps they will take. He said the journalists are being pressured to admit that they are criminals and then ask for a pardon. This is a difficult matter for people who have committed no crime, to confess to a crime. The administration of dictator Zenawi has previously done this with prisoners it convicted of treason, among them a woman named Burtukan, who led an Ethiopian opposition party; she was forced to confess to a crime she had not committed in order to be released, and she later admitted that she was guilty of treason so that she would be freed.
The sentence handed to the two journalists is a scandal for the countries of Europe and the government of Sweden, since it goes against press freedom. Therefore, if efforts to have the two journalists released as quickly as possible fail, the EU countries may cut the aid they give to the dictator Zenawi.
Below is a film discussing these matters;
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
