Marwo Désirée Pethrus oo ah xubin baarlamaan ka tirsan xisbiga Christian Democ. Party ayaa ugu baaqday xukuumadda Sweden inay cadaadis saarto Midowga Yurub si loo baadho xadgudubka xuquuqda aadanaha ee Itobiya ay ka wado Ogadenya.
“Waxaan ogsoonahay inay ciidamada Itobiya ilaaliyaan shirkadaha shidaalka baadha, mana hubo inay shirkadahaa ku dadaalaan intii karaankooda sidii xadgudubyadaa loo joojin lahaa” ayay tidhi Marwo Désirée Pethrus.
Xisbigeeda wuxuu ka mid yahay isbahaysiga midig raaca ah ee xukuumadda dhisay. Inkastoo bay tidhi ay jiraan arima badan oo muhiim ah in laga wadahadlo, hadana waxaa loo baahan yahay in si aan gabasha lahayn loola hadlo xukuumadda Itobiya. Waxay sidoo kale hadala kulkulul ka sheegtay shirkadaha shidaalka ee hawlaha ka wada halkaa.
ONA.
Mrs Désirée Pethrus, a member of parliament from the Christian Democ. Party, has called on the Swedish government to put pressure on the European Union to investigate the human rights violations that Ethiopia is carrying out in Ogadenia.
"We know that Ethiopian troops protect the companies exploring for oil, and I am not sure that those companies are doing everything in their power to stop those violations," said Mrs Désirée Pethrus.
Listen here:
Her party is part of the right-leaning coalition that formed the government. Although, she said, there are many important issues to be discussed, the Ethiopian government must nevertheless be spoken to without hesitation. She also made strong remarks about the oil companies operating there.
ONA.AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
