Maanta oo ay taariikhdu tahay 31-03-2012 waxa ay ururka Ardayda iyo Midowga hdaliyarada Ogadenia ee wadanka Norway kusoo abaabuleen xaflad aad u balaadhan oo lagu xusayay shantii sano ee ka soo wareegtay aasaaskii ururka dhalinyarada. Munaasabadan oo ay daadihineysay gabadh aad u da’yar halganto Hinda Ahmed ayaa waxaa lagu furay aayadaha quraanka ah ee kariimka iyo kalmado diini ah oo usoo jeediiyay Muddane Riyaale Xaamud, kalmadahaas uu mudanuhu kusoo koobay erayo ahaa: «Aynu aarsano aynu aarsano una hiilino diinteena, dadkeena iyo dalkeenaba».Heesta calanka kadib ayaa waxaa la wareegay makarafoonka oo si wacan loogu soo dhaweeyay xoghayaha ururka OYSU-No mudanne Haruun Cabdullahi oo si taarikhiyan ah u dul maray marxaladihii kala duwanaa oo uusoo maray ururka dhalinyarada ardeyda Ogadenya. Barnaamijkii ama xafladan oo ay dadku aad u xiiseynayeen ayaa meeshii kasii socotay tasoo lasii waday warbixinta ururka oo uu mudane Hassan Noor ka hadlay wax qabadka ururka. Munaasabadan ayaan loo kala hadhin waxaana goobta ka maqneeyn abwaaniinta/fanaaniinta qaranka oo ka kala socday dhoowr dal waxaana hogaaminyaya mudane Jango waxaana garabkiisa taagnaa fanaanada OYSU Nimco Jibaax ( Nimco Xoriyo) halkan beey kusoo bandhigeen heeso aad u qiiro badan. Ururka dhalinyaradu waxeey kalooy soo bandhigeen ciyaar hidiyo dhaqameed.
Waxaa isla markaasna lagu soo dhaweeyay goobta Marwo Ayan (Drammen) oo iyaduna si qurux badan usoo bandhigtay barnaamij loogu magac daray: Cududa dhalinyarada.
Waxaa hadalo muhiim ah ka jeediyay madasha xuska gudoomiyaha jaaliyada Mudane Cabdirahman Sh. Yusuf oo aad u dhiiri galiyay dhalinyarada kuna baraarujiyay iney halgankooda daacad u noqdaan.
Mudane Jaango ayaa isna madadaalada marna ka gaabinin, halkaaas oo uu kusoo bandhigayay heeso iyo madadaalooyin kala duwan.
Intaa ka dib ayaa Waxaa markarafoonka lagu soo dhaweeyay xoghayaha guud ee OYSU mudane Mujaahid Sh. Ibraahim oo aad ugu dheeraaday fikradiihii ka danbeeyay mideynta ururada dhalinyarada Ogadenya, wax qabadka OYSU meel walba ay aduunka ka jiraan iyo siiba hawlgaladoodu meesha ay u marayaan..
Waxaa munaasabadan lagu casuumay qof walba oo daneeynaya halganka shacabka Ogadenya waxaana meesha kasoo qeeyb galay ururka daryeel oo uu u hadlayay mudane Karaar Shukri, oo kasoo jeediyay hadalo aad dhiiga u dhaqaajiyay martidii iyo qof walba oo meesha joogay erayadiisii waxaa ka mid ahaa sidan: «Waxaan ka dhiidhinayaa dhibka lagu hayo walaaladeyda ila dhashay, waxaana isoo jiitay mawqufkiina soo jireenka ahaa een marna is badalin, xaqna waxeey u leeyihiin ineey u maamushaan dhulkooda iyagoo u madax banaan taas.»
Cashir loogu talagay dhalinyarada ayaa waxaa soo bandhigay Mudane Dr. Gooni.
Waxaa kalmado hanbalyeeyn iyo mahadcelin isugu jirta soo jeediyay ururka OYSU-Dk iyo OYSU- Sweden oo marti ka ahaa madashan.
Xafladan oo ilaa hada socota ayaa qeeybtisii kobaad lagu soo gabo gabeeyay bilad sharafyo iyo hadiyo lasiiyay dhalinyaradii ugu firfircooneeyd uguna wax qabad badneeyd sanadkii 2011.
Najma Abdi/ONA
Today, 31-03-2012, the Ogadenia Students and Youth Union in Norway organised a very large celebration marking the five years that have passed since the founding of the youth union. The event, which was presented by a very young female activist, Hinda Ahmed, was opened with verses of the Holy Quran and religious words delivered by Mr Riyaale Xaamud, who summed up his remarks in these words: «Let us take revenge, let us take revenge, and stand up for our religion, our people and our country».After the flag anthem, the microphone was handed to the secretary of OYSU-No, Mr Haruun Cabdullahi, who was warmly welcomed and who gave a historical overview of the various stages the Ogadenia youth and students union has gone through. The programme, or celebration, which the people found very engaging, continued with the union's report, in which Mr Hassan Noor spoke about the union's achievements. Nobody was left out of the event, and the nation's poets/artists, who came from several countries, were not absent from the venue; they were led by Mr Jango, with OYSU artist Nimco Jibaax (Nimco Xoriyo) standing beside him, and here they performed very emotional songs. The youth union also performed a traditional cultural dance.
At the same time, Mrs Ayan (Drammen) was welcomed to the venue, and she too beautifully presented a programme named: The Strength of the Youth.
Important remarks were delivered at the commemoration by the chairman of the community, Mr Cabdirahman Sh. Yusuf, who strongly encouraged the youth and urged them to be faithful to their struggle.
Mr Jaango, for his part, never let up on the entertainment, performing various songs and entertainment pieces.
After that, the secretary general of OYSU, Mr Mujaahid Sh. Ibraahim, was welcomed to the microphone, and he spoke at length about the ideas behind the unification of the Ogadenia youth unions, the achievements of OYSU wherever they are in the world, and especially the direction in which their activities are heading..
Everyone interested in the struggle of the people of Ogadenia was invited to the event, and the Daryeel organisation took part, represented by Mr Karaar Shukri, who delivered remarks that greatly stirred the guests and everyone present; among his words were the following: «I oppose the suffering being inflicted on my brothers and sisters, and what drew me here is your long-standing position, which has never changed; they have the right to govern their own land, being independent in doing so.»
A lesson intended for the youth was presented by Mr Dr. Gooni.
Words of congratulation and thanks were delivered by OYSU-Dk and OYSU-Sweden, who were guests at the event.
The celebration, which is still ongoing, concluded its first part with medals of honour and gifts presented to the most active and most accomplished young people of 2011.
Najma Abdi/ONA
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
