
CWXO ayaa dhagta dhiiga u daray in ka badan 36 askari iyo dhaawac intaa gaadha, islamarkaana gubay qaarna naafeeyay gaadiidka ciidanka cadawga.
Waxay wararakii ugu dambeeyay ee naga soo gaadhay wariyaha ONA u jooga X/dhexe, sheegayaan in CWXO ay ku qaadeen guluf weerar ah oo horleh bishan barakaysan ee Ramadaan (Ogosto), weerarkaas oy ku gaadhsiiyeen ciidamada Wayaanaha khaasare balaadhan oo isugu jira naf iyo saad. Waxay sidoo kale kula wareegeen hub iyo saanad ciidan oo laxaad leh.
Dagaalada oo ahaa kuwa si habsan loo soo qorsheeyay oo hadafkii laga lahaa laga gaadhay ayaa u kala dhacay sidan;
1/8/2011 dagaal xoogle oo ka dhacay Ardaayowayne oo ku taal buuralayda Qaali ee deegaanka Gunagado waxaa cadawga lagaga dilay 10 askari waxaanana lagaga dhaawacay 5 askari oo kale.
4/8/2011 weerar maalinimo oo ay CWXO ku qaadeen Laanjaleelo waxay ciidamada cadawga kaga dileen 3 askari waxaana laga dhaawacay 5 kale.
5/8/2011 dagaal ka dhacay Afarirdoodka Caado waxaa cadawga lagag dilay 4 askari 5 kalana waa lagaga dhaawacay.
6/8/2011 Carrojiifka oo ka tirsan deegaanka Danood dagaal ka dhacay waxa ciidamada cadawga lagag dilay 4 askari waxaana lagaga dhaawacay 2 kale.
7/8/2011 dagaal si fiican loo qorsheeyay oo ay ciidamada wadaniga xoraynta ogaadeenya ku qaadeen ciidamo cadaw ah oo ku sugnaa Aloosane oo ka tirsan dagmada Fiiq waxaa dhagta dhiiga loo daray 7 askari waxaana lagaga dhaawacay 5 kale.
9/8/2011 mir ciidanka cadawga lagu qaaday tuulada Caado waxaa lagaga dilay 2 askari 3 kalena waa lagaga dhaawacay.
10/8/2011 dagaal qadhaadh oo ka dhacay Dhabbajiriso oo ka tirsan degaanka Birqod waxaa maeeshiyada tplf lagaga dilay 8 askari waxaananan lagaga dhaawacay 9 kale.
14/8/2011 Ukati oo katirsan Gabriile weerar lagu qaaday waxaa ciidanka cadawga laga furtay afar qori oo AK47 iyadoo wax dagaalihi uusan dhici.
14/8/2011 dhabagal lagu sameeyay ciidanka cadawga deegaanka Danood waxaa lagaga dilay 3 askari 3 kalena wa lagaga dhaawacay.
Sida uu nasoo gaadhsiiyay wariyaha X/dhexe waxaa jira kamiin loo galay ciidamada cadawga kuwaas oo aan wali la ogaan khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay waxayna ka kala dhaceen Boodhlay oo ka tirsan Higlalay, Dhakaabaxaro oo ka tirsan Aware Balanbal oo ka tirsan degmada Qabridahar, Waryuugle oo ka tirsan degmada Dhagaxbuur, Dhagaxle , iyo Galaalshe.
15/8 2011 waxaa lagumiray ciidanka cadawga dagmada Gabriile ee gobalka Nogob, faahfaahinta khasaaraha dagaaladan dib ayaan idiinka soo sheegi doonaa.
Dhanka kale waxaa jira gaadiid ay ku gubeen CWXO deegaano kala duwan baabuurtan oo ahaa nooca ay adeegsadaan ciidamada ayaa iyaga iyo wixii saraa laga dhigay danbas. Hawlaha gaadiidka lagu gubay ayaa u kala dhacay sidan;
4/8/2011 waxaa hal gaadhi iyo wixii saaraa lagu gubay Cawsmawaaye oo ka tirsan deegaanka Birqod
8/8/2011 Cabdi ganay oo ka tirsan degmada Fiiq waxaa lagu gubay halbaabuuur iyo wixii saraa
9/8/2011 wadada u dhaxaysa Galaalshe iyo Jigjiga waxaa lagu gubay hal baabuur iyo wixii saraa
Dhanka kale waxaa jira baabuur uu cadawgu lahaa oo lagu naafeeyay kamiin ay u galeen kuwaas oo noqday kuwa hawl gab ah. Goobaha lagu naafeeyay waxay kala yihiin Dhabajiriso oo ka tirsan deegaanka birqod iyo Alaaboyaray oo ka tirsan deegaanka Ceelwayne ee degmada Dhanaan. Tirade baabuurta halkaa lagu naafeeyay Ceelweyne ayaa gaadhaysa saddex baabuur oo kuwa ciidanka ah oo kala ahaa 4 iyo 12kii bishan Ogosto.
ONA.
The ONLF army killed more than 36 soldiers and wounded a similar number, and also burned some enemy army vehicles and disabled others.
The latest reports reaching us from the ONA correspondent in the Middle Region (X/dhexe) say that the ONLF army launched a new wave of attacks during this blessed month of Ramadan (August), inflicting heavy losses in both lives and equipment on the Woyane forces. They also seized a substantial quantity of weapons and military equipment.
The battles, which were carefully planned and achieved their intended objectives, took place as follows:
1/8/2011: In a fierce battle at Ardaayowayne, in the Qaali mountains of the Gunagado area, 10 enemy soldiers were killed and 5 others were wounded.
4/8/2011: In a daytime attack launched by the ONLF army at Laanjaleelo, they killed 3 enemy soldiers and wounded 5 others.
5/8/2011: In a battle at the Afarirdood of Caado, 4 enemy soldiers were killed and 5 others were wounded.
6/8/2011: In a battle at Carrojiif, in the Danood area, 4 enemy soldiers were killed and 2 others were wounded.
7/8/2011: In a well-planned battle launched by the Ogaden National Liberation army against enemy forces stationed at Aloosane, in Fiiq district, 7 soldiers were killed and 5 others were wounded.
9/8/2011: In a mine attack on enemy forces in the village of Caado, 2 soldiers were killed and 3 others were wounded.
10/8/2011: In a bitter battle at Dhabbajiriso, in the Birqod area, 8 soldiers of the TPLF militia were killed and 9 others were wounded.
14/8/2011: In an attack at Ukati, in Gabriile, four AK47 rifles were seized from the enemy forces without any fighting taking place.
14/8/2011: In an ambush on enemy forces in the Danood area, 3 soldiers were killed and 3 others were wounded.
According to the Middle Region correspondent, there were ambushes laid for enemy forces whose exact losses are not yet known. They took place at Boodhlay in Higlalay, Dhakaabaxaro in Aware, Balanbal in Qabridahar district, Waryuugle in Dhagaxbuur district, Dhagaxle, and Galaalshe.
15/8 2011: Enemy forces were hit by mines in Gabriile district of Nogob region; we will report the details of the losses from these battles later.
Meanwhile, there were vehicles burned by the ONLF army in various areas. These trucks, which were of the type used by the army, were reduced to ashes along with everything they carried. The operations in which vehicles were burned took place as follows:
4/8/2011: One vehicle and everything it carried were burned at Cawsmawaaye, in the Birqod area.
8/8/2011: At Cabdi ganay, in Fiiq district, one truck and everything it carried were burned.
9/8/2011: On the road between Galaalshe and Jigjiga, one truck and everything it carried were burned.
In addition, there were enemy-owned trucks that were disabled in ambushes and rendered out of service. The places where they were disabled are Dhabajiriso in the Birqod area and Alaaboyaray in the Ceelwayne area of Dhanaan district. The number of trucks disabled there at Ceelweyne reaches three military trucks, on the 4th and 12th of this month of August.
ONA.AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
