Warar uu nasoo gaadhiiyay wariyaha noga soo warama gudaha Ogaadeenya ayaa waxa uu soo sheegay in maalmahan ay dhacayeen dagaalo u badan mir oo ay naftood-hurayaasha CWXO ku qaadayeen bartilmaameedyo gaar ah kuwaas khasaare naf iyo maalba ah loogu gaystay cadawga.
Dagaaladan oo ka mid ah kuwa sida joogtada ah u dhex mara ciidamada cadawga iyo kuwa naftood-hurayaasha CWXO ayay kuwii ugu dambeeyay ee faahfaahintooda aan helnay ay u dhaceen sidan;
15/11/2011 dagaalka habeenimo oo ka dhacay Daratoole ayaa waxaa cadawga lagaga dilay 1 askari 2 kalana lagaga dhaawacay.
18/11/2011 dagaal ka dhacay Birdhayte oo ka tirsan deegaanka Baabili waxaa ciidamada cadawga lagaga dilay 9 askari waxaana lagaga dhaawacay 15 kale.
19/11/2011 dagaal ka dhacay Qudhac-qalooc oo ka tirsan gunagado waxaa ciidamada cadawga lagaga dilay 11 askari waxaana lagaga dhaawcay 14 kale
23/11/2011 dagaal ka dhacay Haarcaday o oak tirsan Garigo’an waxaa ciidamada cadawga lagaga dilay 5 askari waxaana lagaga dhaawacay 7 askari.
6/11/2011 dagaal ka dhacay Sagalada oo ka tirsan degmada qabridahar waxaa ciidamada cadawga lagaga dilay 2 askri waxaana lagaga dhaawacay tiro kale.
8/11/2011 dagaal ka dhacay Dhadhiin oo ka tirsan degmada Qabri dahar waxaa ciidamada cadawga lagaga 6 askari iyadoo uu jiro dhaawac intaaka badan.
Wariyaha ONA waxa uu intaa ku daray in weerar lagu qaaday kolanyo gaadiid ay xidheen dhiiqo iyo daadad meesha loo yaqaan Uubataale oo ka tirsan degmada Wardheer waxaana halkaa loogu gaystay khasaare balaadhan oo aan dib ka soo faafhfaahin doono.
Wararku waxay intaa ku darayaan inay jiraan mir habeenimo loo gaystay deegaanada kala ah Garida, Galaalshe, Goryo, Cobole iyo Qudhac-dhaareed. Dagaaladan oo dhacay xili habeenimo ayaa cadawga loogu gaystay khasaare lixaadle.
Dhanka kale waxaa jira tacadiyo loo gaystay dad shacab ah oo aan waxba galabsan, dhibaatooyinkaa loo gaysat dadka ayaa waxa ka mid ah dil, xadhig, dhac iyo jidh-dil. Faahfaahinta tacadiyadaa ayaad kala socon doontaan idaacadaheena iyadoo loo gudbin doono haya’daha qaabilsan xuquuqul insaanka.
ONA.
Reports reaching us from our correspondent inside Ogadenia say that in recent days there have been battles, mostly ambushes, which ONLA freedom fighters launched against specific targets, inflicting losses of both life and property on the enemy.
These battles are among those that regularly take place between enemy troops and ONLA freedom fighters. The most recent ones, whose details we have received, took place as follows:
15/11/2011: In a night battle at Daratoole, 1 enemy soldier was killed and 2 others were wounded.
18/11/2011: In a battle at Birdhayte, in the Baabili area, 9 enemy soldiers were killed and 15 others were wounded.
19/11/2011: In a battle at Qudhac-qalooc, in Gunagado, 11 enemy soldiers were killed and 14 others were wounded.
23/11/2011: In a battle at Haarcaday, in Garigo'an, 5 enemy soldiers were killed and 7 soldiers were wounded.
6/11/2011: In a battle at Sagalada, in Qabridahar district, 2 enemy soldiers were killed and a further number were wounded.
8/11/2011: In a battle at Dhadhiin, in Qabri Dahar district, 6 enemy soldiers were [killed], with even more wounded.
The ONA correspondent added that an attack was carried out on a vehicle convoy stranded by mud and floods at a place known as Uubataale, in Wardheer district, where heavy losses were inflicted, the details of which we will report later.
The reports further state that there were night ambushes carried out in the areas of Garida, Galaalshe, Goryo, Cobole and Qudhac-dhaareed. These battles, which took place at night, inflicted considerable losses on the enemy.
On the other hand, there have been abuses committed against innocent civilians; the harm inflicted on the people includes killing, detention, looting and torture. You will be able to follow the details of these abuses on our radio stations, and they will be forwarded to the organisations concerned with human rights.
ONA.
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

