AUN Dhimbil Ibraahim Feetin wuxuu ahaa mid kamid ah xoola dhaqatada ku nool Gobolka Nogob, gaar ahaan Dagmada Ceel-wayne ee Xarunta Gobolka Nogob, wuxuu ahaa naf naf kale kunool oo aan aqoonin si kale oo loogu noolaado dunidan.
Hase yeeshii Abaar daran oo xanuun wadata oo xoolihii haleelay kadib wuxuu waayay woxoogaa kasoo doogay abaarihii hore oo aan helin wax daryeel caafimaad ah.
Ugu dambayn markii hashii ugu dambaysay ay hortiisa ku bakhtiday ayuu isna mowdkii haleelay, isagoon haysanin wax uu dib ugu laabto oo hanti ah.
Halkaas waxaa kusoo idlaaday noloshii Allaha Unaxariistee Dhimbil Ibraahim Feetin iyo hantidiisiiba.
Maamulka sare ee Gumaysiga Ethiopia iyo Maamulka wakiilka uga ah Ogadenia ayaa baryihii lasoo dhaafay mashquul ku ahaa sawiro qurxoon iyo meelo cagaaran oo ay dadka usoo bandhigaan, halka shacabkii uu sida AUN Dhimbil oo kale wada yahay.
Dhulka Ogadenia 95% malaha wadooyin iyo adeeg dadwayne midna, hadana waxaad arkaysa Wakiilada oo ku faantamaya jid yar oo 1KM ah oo Jigjiga kuyaala!
Allaha u gargaaro shacabka dulman ee Soomaalida Ogadenia iyo guud ahaan shacab waynaha Soomaaliyeed ee abaaraysan.
FG: Sawirku waa AUN Dhimbil iyo Hashii Geeliisa Ugu Dambaysay.
ONA.
The late Dhimbil Ibraahim Feetin, may God have mercy on him, was one of the pastoralists living in Nogob Region, specifically in Ceel-wayne District of the Nogob Regional Centre. He lived a subsistence life and knew no other way of living in this world.
However, after a severe drought accompanied by disease struck his livestock, he lost what little had survived the previous droughts, and he received no health care.
In the end, when his last camel died in front of him, death overtook him too, as he had no livestock left to fall back on.
Thus ended the life of the late Dhimbil Ibraahim Feetin, may God have mercy on him, together with his livestock.
In recent days, the senior administration of the Ethiopian colonial regime and its proxy administration in Ogadenia have been busy showing people beautiful pictures and green places, while the population is entirely in the same situation as the late Dhimbil.
95% of the land of Ogadenia has neither roads nor public services, yet you see the proxies boasting about a small 1 km road in Jigjiga!
May God help the oppressed Somali people of Ogadenia and the drought-stricken Somali people as a whole.
Note: The picture shows the late Dhimbil and the last camel of his herd.
ONA.
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

