War dagdag ah : War goor dhawayd naga soo gaadhay ogadeniya ee ayaa waxa uu sheegayaa war naxdin leh oo ku saabsan xasuuq balaadhan oo ay Ciidamada Wayaanuhu ka gaysteen meelo kala duwan oo Ogadenya ka mid ah,
Xasuuq wadareed oo ka dhacay deegaano ka tirsan dagmada Dh/madaw ee Gobalka Jarar ayay Maxaysatada Wayaanuhu ku dileen in ka badan 20 ruux oo rayyid ah, Dilkan arxan darada ah ayaa waxa uu kakala dhacay, Dhogsa, iyo degaanka qurqura oo kawada tirsan Dagmada Dh/madaw.
Warkan ayaa xaqiijinaya in meesha la yidhaahdo Dhogsa ay Wayaanuhu ku xasuuqeen dad badan oo shacbi ah, waxaanan magacyadooda helay sided qof oo ka mid ah dadka halkasi Wayaanuhu ku laayay, waxa ayna kala yihiin.
01- C/samad Cumar faalug.
02- Xuseen Dheeg maxamed aar.
03- Axmed aw-c/wahaab.
04- Carab xaadir xaaji cumar.
05- C/laahi xaadir xaaji cumar.
06- Deeq yuuuf Ismaaciil.
07- C/fataax Aw maxamed ismaaciil
08- Mu’mina Maxmuud axmed.
Dilkan arxan darada ah ayaa waxa uu dhacay 07/05-2011,hase yeeshee dil-wadareedyo kale oo noocan ah ayaa waxa ay ka dhaceen deegaano kale oo isla Dh/madaw ka tirsan,
Xasuuqan ayaa waxa uu imanayaa kadib markii bishii hore ay ciidamada Wayaanuhu mushaharadii ka jareen shaqaalaha iyo dabaqoodhiga Dh/madaw, taasi oo ay sabab uga dhigeen in aanay waxa ay nabad galyada oogu yeedhaan ka qayb qaadan, waxaana xilligaasi mushaharada laga jaray qof kasta shuruud lagaga dhigay inuu qoriga qaado oo ay ciidamada la hawl galaaan,
Faahfahainta warkan naxdinta leh iyo waxii kasoo kordhaba kala socda ONA.
ONA
Breaking news : News that reached us a short while ago from Ogadenia reports shocking news about a widespread massacre that Woyane forces carried out in various places in Ogadenia.
In a mass massacre that took place in localities belonging to Dh/madaw district of Jarar Region, the Woyane militias killed more than 20 civilians. This merciless killing took place in Dhogsa and in the locality of Qurqura, both of which belong to Dh/madaw District.
This news confirms that in the place called Dhogsa the Woyane massacred many civilians, and we have obtained the names of eight of the people whom the Woyane killed there. They are as follows.
01- C/samad Cumar faalug.
02- Xuseen Dheeg maxamed aar.
03- Axmed aw-c/wahaab.
04- Carab xaadir xaaji cumar.
05- C/laahi xaadir xaaji cumar.
06- Deeq yuuuf Ismaaciil.
07- C/fataax Aw maxamed ismaaciil
08- Mu’mina Maxmuud axmed.
This merciless killing took place on 07/05-2011; however, other mass killings of this kind have taken place in other localities that also belong to Dh/madaw.
This massacre comes after Woyane forces last month cut the salaries of the employees and the kebele officials of Dh/madaw, on the grounds that they were not taking part in what they call security. At that time, every person whose salary was cut was given the condition that they take up arms and work alongside the forces.
Follow ONA for details of this shocking news and further developments.
ONAAI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

