Warar naga soo garayo Magalada garbo ayaa waxa ay shegayaan in shalay dad shacab ah lagu gumaday tuulo Garbo u jirto 10Km laguna magacaabo Xir’yare.
Dad ka shacaba ah oo tuuladaas lagu gumaday ayaa waxa la shegaayaa in ciidamada gumaysiga u shaqeeya ee Liyuu Police ka ay gumaadeen dadkaas oo ay ku jiraan dad isu ehel ahaa.
Dad ka la lalaayay ayaa waxa na soo garay magacaydoda oo ay ku jiraan laba wiil oo walaalo ah
Magacayadodana waa sidaan
Muxumed shugri aadan qudhsid
Mahad Shugri Aadan qudhsid
Wararka ayaa intaa kudaray in labo wiil oo dhawac ahaa oo loola carary jigjiga mid dhexeda ku nafbaxay magacyadoodana nama soo gaadhin
Wixii warar ah oo ka soo baxa ama ku soo kor dha Gadal ayaan idin kala soo socod siin donaa.
omar
ONA —
Reports reaching us from the town of Garbo say that yesterday civilians were massacred in a village called Xir’yare, located 10Km from Garbo.
It is reported that the civilians massacred in that village, who include people who were related to one another, were killed by the Liyu Police forces who serve the colonisers.
The names of some of those killed have reached us, and they include two boys who are brothers
Their names are as follows
Muxumed shugri aadan qudhsid
Mahad Shugri Aadan qudhsid
The reports added that two wounded boys who were rushed to Jigjiga, one of whom died on the way; their names have not reached us
We will keep you informed of any news that emerges or any further developments.
omar
ONA --AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

