OYSU Sweden faraca Stockholm oo isugu yimid kulan xambarsanaa dhisid urur cusub oo kamida urur hoosaadyada ka hawl gala dalka Sweden & kulan muhiim ahaa oo lagu macsalamaynayay Xog Hahaya guud ee OYSU Mudane Mujahid Sh. Ibraahin ayaa ugu horaynba lagu furay aayadaha quraanka kariimka kadibna loowada sara kacay heesta calanka. Shirka oo ay u dhanaayeen dhamaan qaybaha jaaliyada ayka koobantahay, sida ururka hooyoyinka, ururka OYSU & walibana jaaliyada guud ayuu furay Xog-Hayaha Ururka OYSU Sweden Mudane Mahamed Amin Barkhadle oo kasoo qayb galayaashii u sharaxay ahmiyada shirka uu xambaarsan yahay & waxa loo qabtay.

Kadib waxuu kusoo dhaweeyay Gudoomiyaha jaaliyada Sweden Mudane Abdinasir Mahamed(Gadhweyne) oo dhalinta usoo jeediyay amaan & bogaadin wax qabadkooda tayada wanaagsan kuna guubaabiyay inay hawlahooda sii laba jibaaraan maadama ay yihiin shidaalka & enarjiga lagu xoraynayo Ogadenia. Sidoo kale waxaa cod baahiyaha lagusoo dhaweeyay Mudane Cabdulahi Colad oo marti sharaf ka ahaa goobta shirka kana yimid dalka Denmark ayaa asna kasoo jeediyay qudbad lagu diirsaday oo ku saabsan nidaamka ururnimo, waxa looga baahan yahay urur, waxa sababi kara habacsanan ku yimada ururka & siyaalaha looga hortagi karo waxa burburiya ururnimada.
Kadib Sidaanu horay usheegnay kulanka oo lagu dhisayay urur cusub oo lamagac baxay OYSU Järfälla ayaa lagu dhawaaqay masuuliyiintii xilka qaban lahaa, Masuuliyiinta ayaa kala ahaa 1. Xog-Haye, 2. Xog-Haynta ururka & 3. Hogaanka dhaqaalaha. Sikastaba ha ahaatee Dalka Sweden oo ay markii hore sitoosa uga hawl gali jireen ilaa 4-urur hoosaad ayeey hada kusoo biirtay OYSU Järfälla oola filayo inay wax yaala badan badali doonto insha-allaah.

Ugu dambayntii waxaa dardaaran qiima badan usoo jeediyay & guubaabo Xog-Hayaha Guud Mudane Mujaahid halkaasna ku macsalaameeyay dhamaan masuuliyiintii madasha fadhiday & xubnahii.
Isku soo wada duuboo kulankii ayaa kusoo gabagaboobay jawi wanaagsan oo ay farxadi ku dheehnayd.


Ilwad Ali
ONA
Sweden/Stockholm.
OYSU Sweden, Stockholm branch, came together for a meeting that included the founding of a new branch, one of the sub-branches operating in Sweden, and an important meeting to bid farewell to the Secretary General of OYSU, Mr Mujahid Sh. Ibraahin. It was first opened with verses of the Holy Quran, and then everyone rose for the national anthem. The meeting, attended by all the sections that make up the community, such as the mothers' association, the OYSU association and the general community, was opened by the Secretary of OYSU Sweden, Mr Mahamed Amin Barkhadle, who explained to the participants the importance of the meeting and the purpose for which it was held.
He then welcomed the Chairman of the community in Sweden, Mr Abdinasir Mahamed (Gadhweyne), who praised and commended the youth for the good quality of their work and urged them to redouble their efforts, since they are the fuel and energy with which Ogadenia will be liberated. Likewise, Mr Cabdulahi Colad, who was a guest of honour at the meeting venue and had come from Denmark, was welcomed to the microphone, and he too delivered a warmly received speech about organisational order, what is required of an organisation, what can cause weakness to arise in an organisation, and the ways to prevent what destroys organisational unity.
Then, as we mentioned earlier, the meeting, at which a new branch named OYSU Järfälla was being founded, announced the officials who would hold office. The officials were: 1. Secretary, 2. Organisational Secretariat, and 3. Head of Finance. In any case, Sweden, where previously up to 4 sub-branches had been operating directly, has now been joined by OYSU Järfälla, which is expected to change many things, God willing.
Finally, the Secretary General, Mr Mujaahid, delivered valuable advice and encouragement, and there he bade farewell to all the officials seated on the platform and the members.
All in all, the meeting concluded in a good atmosphere marked by joy.
Ilwad Ali
ONA
Sweden/Stockholm.
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

