Maamulka ku caanbaxay cabudhinta shacabka ee maamulka Gumaysiga Itoobiya wakiilka uga ah Ogadenia ayaa xalay gurigiisa ka afduubay Cabdi Xirsi oo kamid ah dhalinyarada deegaanka Gaar ahaan kuwa siyaasada iyo arimaha bulshada wax ka qora.
Cabdi Xirsi ayaa markii 4aad lagu xabisay jeelasha qarsoodiga ah ee Jigjiga.
Cabdi Xirsi ayaa kamid ah dadka baahiyaha gaarka ah qaba oo mudnaa in uu helo caawimaad, balse wuxuu dhibane u noqday maamulka Wakiilka Gumaysiga ah ee Jigjiga fadhiya.
Ma aha Cabdi oo kaliya waxaa xabsiyada qarsoon ee Jigjiga ka buuxa dhalintii deegaanka ee indhaha ahayd, halka qaar kale oo badana ay dalka kabaxeen.
ONA.
The administration notorious for oppressing the people, which represents the Ethiopian colonial regime in Ogadenia, last night abducted Cabdi Xirsi from his home. He is one of the region's young people, particularly those who write about politics and social affairs.
Cabdi Xirsi has now been jailed for the 4th time in the secret prisons of Jigjiga.
Cabdi Xirsi is a person with special needs who deserved to receive assistance, but instead he has become a victim of the colonial proxy administration based in Jigjiga.
It is not only Cabdi. The secret prisons of Jigjiga are full of the region's youth, who were its eyes, while many others have fled the country.
ONA.
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

