Xubnaha Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeeniya (JWXO) ee magaalada Qabridahare ayaa kulan soo dhawayn ah u sameeyay guddoomiyaha JWXO ee gobolka Qoraxay, Mudane Maxamuud Jigre Gamadiid.
Gudoomiye Maxamuud Jigre ayaa isagoo xaalad caafimad ugaadhay magalada jigjiga waxaa afduubay cidamada ka amar qaata mustafe cagjar isagoo xabsi kujiray mudu 8 bilood ah
Kulankan oo daaranaa soo dhawaynta gudoomiyaha ayaa sidokale waxaa halkaas laga jeediyay hadallo dhiirrigelin iyo dardaaran xambaarsan, kuwaas oo muujinaya adkeynta halganka iyo garab istaaga xaqa
ONA







Members of the Ogaden National Liberation Front (ONLF) in the town of Qabridahare held a welcoming ceremony for the ONLF chairman of Qoraxay region, Mr. Maxamuud Jigre Gamadiid.
Chairman Maxamuud Jigre was abducted by forces taking orders from Mustafe Cagjar while he had gone to the city of Jigjiga for a health condition, and he was held in prison for a period of 8 months.
At this meeting, which centred on welcoming the chairman, speeches carrying encouragement and advice were also delivered, reflecting the strengthening of the struggle and standing by what is right.
ONA







AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

